Masjid Harawa Borama

Masjid Harawa Borama Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Masjid Harawa Borama, awdal, Borama.

04/05/2021
04/05/2021
04/05/2021
23/09/2019

Waxaan shalay soo indha indheeyey mashruuca dhismaha Masjidka Harawa ee Bartamaha Borama, oo noqon doona inshallah 4 dabaq oo casri ah, ama masjidka ugu casrisan oo maktabad leh, meelihii weysada leh, wuxuuna marayaa heerkii ugu dambeeyey, waxaana guud ahaan ku bexeysa ilaa $400k dhamaanna reer borama ayaa bixiyey inta hadhsan cidii ka qayb qaadata waa ajarka ugu wanaagsan.

23/09/2019
21/05/2019

Daawo : Gudida dhismaha Masaajidka Harawa ee Magaalada Boorama oo baaq u direy Bulshada Muslimiinta ee ku nool daafaha dunida islaamka 00252634033373

Asc damaan umada muslimita ku nool daafaha dunida waxa aan ogaaysiinaynaa in dhismihii masjidka harawa uu marayo dabaqii...
15/05/2019

Asc damaan umada muslimita ku nool daafaha dunida waxa aan ogaaysiinaynaa in dhismihii masjidka harawa uu marayo dabaqii labaad sida aad ku aragtaan dhisaanka waxa loogu tala galay afar dhabaq insha allah
Waxa ka codsanaynaa in dhiskaa baaytka Allah laga qaayb galo dhismihiisa kof iyo karaankii.
Qofkii wax ku darsanaya xafiiska masjidku leeyahay ee ka xiga bariga masajidka.
Which faahfahin ah waxa aad ka lasoo xidhiidhaa lambarka 252634033373
Fadlan share deh

Address

Awdal
Borama
00252

Telephone

+92634033373

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjid Harawa Borama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share