Daarul Taqwa

Daarul Taqwa Walaaladay "Mu'miniintow, giddigiin Alle u towbad keena si aad dhammaantiin u liibaantaan" khayrkana sii faafi. Nasoo follow iyo like garee

30/05/2024

19/05/2024
22/12/2023

Saddex Arimod oo lagu helo wadada Guusha(farxada);

1_Ducada(الدعاء )
وقال تعالى؛(ولم أكن بدعآئك ربِّ شقيًّا)سورة مريم.
2_Samafalka waalidka(بر الوالدين)
وقال تعالى؛(وبرّا بو'لدتي ولم يجعلني جبّارا شقيّا)سورة مريم
3_U fiirsiga quranka(تدبر القرآن)
وقال تعالى؛(طه _ما أنزلنا عليك القرآن لتشقى)سورة طه.

Haddii aad rabto inad ku nolaato deganan, farxad, iyo nolol qurux badan ku dedal saddex arimod aan ku kor xusnay iyo kuwa la midka ah.( الدال على الخير كفاعله) sii gudbi.

06/01/2023

- Waano Qalbiga Taabanaysa

17/11/2022

Qof kasta oo iiman leh wacdi taabanaya😭😭sheikh xuseen cali jabuuti

19/07/2022

Qisooyin Ku Saabsan Sinada Iyo Waayaheeda | Sh Maxamud Xaliiki | Ka Mid Noqo

30/04/2022

Diintaan Waa Diin Inagu Leh Naarta Aan Ka Badbaadno

22/04/2022

Fadliga 10 danbe ee bisha Ramadaan leedahay

Address

Borama

Telephone

+252636723284

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daarul Taqwa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share