10/09/2026
🎓 Hambalyo Dr. Cabdi Xakiim 🎓
Maamulka, Macallimiinta iyo Ardayda Mu’assasada Caa’isha waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan Dr. Cabdi Xakiim oo kamid ahaa dufcadii 4aad 2010 kii ee mu,asasada ka Xifdiyay Qu,aanka kariimka. Ah waxaan ugu hamblayaynana munaasabadda qiimaha badan ee uu ku qaatay shahaadada PhD (Doctor of Philosophy).
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu cilmigiisa u barakeeyo, uga dhigo mid anfaca isaga iyo ummaddaba, kuna guuleysto dhammaan hawlaha iyo himilooyinka mustaqbalka.
Hambalyo, hambalyo, hambalyo Dr. Abdi Hakim Cambe
Guushaadu waa mid farxad iyo sharaf inoo wada ah