مسجد الإجابة Masjid Al ijaaba

مسجد الإجابة   Masjid Al ijaaba Masjidka Al ijaaba ee Magaalada Berbera

08/01/2021
Ogaysiis muhiim ah.Khudbada jimcada masjidka Al ijaaba Berbera waxaa maanta soo jeedinaaya sh.khaalid  sh maxamed shukri...
25/12/2020

Ogaysiis muhiim ah.
Khudbada jimcada masjidka Al ijaaba Berbera waxaa maanta soo jeedinaaya sh.khaalid sh maxamed shukri.
Cinwaanka khudbadu waa
Ciidaha gaalda .

Kasoo qaybgal wanaagsan.

Ogaysiis muhiim ah.Khudbada jimcada masjidka Al ijaaba Berbera waxaa maanta soo jeedinaaya sh.cabdikariim sh maxamed mad...
18/12/2020

Ogaysiis muhiim ah.

Khudbada jimcada masjidka Al ijaaba Berbera waxaa maanta soo jeedinaaya sh.cabdikariim sh maxamed madar.

Cinwaanka khudbadu waa
Hagaajinta quluubta .

Kasoo qaybgal wanaagsan.

10/12/2020

Shan arimood oo aad mas'uul ku noqon karto:

1) Runta oo aad dhaqan ka yeelato..
2) Sirta oo aad ilaaliso.
3) Balanta oo aad oofiso.
4) Dadka oo aad u nasteexayso.
5) Amaanada oo aad ilaaliso.
sidaa waxaa yidhi: Al-imaamu Alshaafici Allaah ha unaxariisto e.
قال الشَّافعي: (آلات الرِّياسة خمس: صِدق اللَّهجة، وكتمان السِّرِّ، والوفاء بالعهد، وابتداء النَّصيحة، وأداء الأمَانَة). ((سير أعلام النبلاء)) للذهبي (19/30).

Burco
09/12/2020

Burco

Address

Xaafada Burco Sheekh
Berbera
252

Telephone

+252634694877

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مسجد الإجابة Masjid Al ijaaba posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category