Quruxda Muuminiinta

Quruxda Muuminiinta wacyi diineed farista khayrka dhiirigalinta wanaaga axadiista tafsiirka qur aanka kariimka ah siirad

21/11/2022

Iimaanka macaankiisa

21/11/2022

๐’๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐ญ๐ฎ๐ฅ-๐ˆ๐›๐ซ๐š๐š๐ก๐ข๐ข๐ฆ, ๐š๐š๐ฒ๐š๐๐š ๐Ÿ๐Ÿ•, ๐€๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ฌ๐ฐ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ซ๐ข:"ilaahay wuxuu sugayaa dadkii Alle rumeeyay hadalkii sugnaaใ€Š Towxiidkaใ€‹ nolasha aduun iyo tii aakhira ayuu ku sugayaa, ilaahay wuu luminayaa dulmi falayaasha, ilaahayna wuxuu doona ayuu sameeyaa".

ใ€Šุงู‡ู’ุฏูู†ูŽุง ุงู„ุตูู‘ุฑูŽุงุทูŽ ุงู„ู’ู…ูุณู’ุชูŽู‚ููŠู…ูŽ (6) ุตูุฑูŽุงุทูŽ ุงู„ูŽู‘ุฐููŠู†ูŽ ุฃูŽู†ู’ุนูŽู…ู’ุชูŽ ุนูŽู„ูŽูŠู’ู‡ูู…ู’ ุบูŽูŠู’ุฑู ุงู„ู’ู…ูŽุบู’ุถููˆุจู ุนูŽู„ูŽูŠู’ู‡ูู…ู’ ูˆูŽู„ูŽุง ุงู„ุถูŽู‘ุงู„ูู‘ูŠู†ูŽ (7)ใ€‹

"๐‘จ๐’…๐’Š๐’ˆ๐’๐’ ๐’Œ๐’– ๐’…๐’–๐’„๐’‚๐’š๐’”๐’•๐’‚ ๐’Ž๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’ ๐’Œ๐’‚๐’”๐’•๐’‚ 17 ๐’“๐’‚๐’Œ๐’‚๐’„๐’ ๐’†๐’† ๐’”๐’‚๐’๐’‚๐’‚๐’…๐’‚ ๐’Š๐’๐’‚๐’‚๐’‰๐’‚๐’š๐’๐’๐’˜ ๐’‹๐’Š๐’…๐’Œ๐’‚ ๐’•๐’๐’๐’”๐’‚๐’ ๐’๐’‚๐’ˆ๐’– ๐’‰๐’‚๐’๐’–๐’–๐’๐’Š, ๐’‹๐’Š๐’…๐’Œ๐’Š๐’Š ๐’๐’‚๐’ƒ๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’‚ ๐’Ž๐’‚๐’“๐’†๐’†๐’ ๐’๐’‚ ๐’Ž๐’“๐’Š, ๐’๐’ ๐’‹๐’Š๐’…๐’Œ๐’‚๐’‚ ๐’๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’‚๐’…๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐’š๐’‚๐’‰๐’–๐’–๐’…๐’‚ ๐’Ž๐’‚๐’“๐’†๐’†๐’ ๐’‰๐’‚๐’๐’‚ ๐’Ž๐’‚๐’“๐’Š๐’, ๐’๐’ ๐’Ž๐’‚๐’“๐’Œ๐’‚๐’‚๐’… ๐’”๐’‚๐’๐’‚๐’‚๐’…๐’‚ ๐’Œ๐’‚ ๐’ƒ๐’‚๐’™๐’…๐’ ๐’๐’ ๐’ƒ๐’‚๐’๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐’‚๐’‚๐’…๐’ ๐’‹๐’Š๐’…๐’Œ๐’Š๐’Š ๐’š๐’‚๐’‰๐’–๐’–๐’…๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐’๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’‚๐’…๐’‚ ๐’‚๐’‚๐’…๐’‚๐’š๐’”๐’ ๐’˜๐’‚๐’™๐’ƒ๐’‚๐’‚ ๐’’๐’‚๐’๐’…๐’‚๐’, ๐’”๐’‚๐’๐’‚๐’‚๐’…๐’‚ ๐’ƒ๐’‚๐’‚ ๐’๐’‚ ๐’‡๐’‚๐’‰๐’Ž๐’Š๐’ ๐’๐’ ๐’”๐’Š๐’…๐’Š๐’Š ๐’‡๐’Š๐’Š๐’„๐’๐’‚๐’š๐’… ๐’๐’๐’ ๐’•๐’–๐’Œ๐’‚๐’๐’Š๐’ ๐’‚๐’Ž๐’‚ ๐’‹๐’Š๐’…๐’Œ๐’‚๐’‚๐’ ๐’’๐’‚๐’๐’…๐’‚๐’ ๐’ƒ๐’‚๐’‚ ๐’๐’๐’ ๐’‰๐’‚๐’š๐’”๐’•๐’‚๐’‚ ๐’‹๐’Š๐’…๐’Œ๐’Š๐’Š ๐’Ž๐’–๐’”๐’๐’Š๐’Ž๐’Œ๐’‚ ๐’Š๐’๐’–๐’– ๐’š๐’‚๐’‰๐’‚๐’š".

"๐‘ธ๐’๐’‡ ๐’”๐’‚๐’๐’‚๐’‚๐’…๐’‚ ๐’‡๐’‚๐’‰๐’‚๐’Ž๐’”๐’‚๐’ ๐’†๐’† ๐’”๐’–๐’‹๐’–๐’–๐’…๐’‚ ๐’…๐’‰๐’–๐’–๐’๐’Œ๐’‚ ๐’…๐’‰๐’Š๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’š๐’‚ ๐’”๐’–๐’–๐’“๐’•๐’‚๐’ˆ๐’‚๐’ ๐’Ž๐’‚๐’‚๐’‰๐’‚๐’ ๐’Ž๐’‚๐’“๐’Œ๐’–๐’– ๐’ƒ๐’‚๐’๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐’‚๐’‚๐’…๐’ ๐’Š๐’๐’–๐’– ๐’“๐’‚๐’‚๐’„๐’ ๐’‹๐’Š๐’…๐’Œ๐’Š๐’Š ๐’š๐’‚๐’‰๐’–๐’–๐’…๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐’๐’‚๐’”๐’‚๐’‚๐’“๐’‚๐’…๐’‚"

"๐‘บ๐’‚๐’๐’‚๐’‚๐’…๐’–๐’๐’‚ ๐’˜๐’‚๐’™๐’‚๐’š ๐’“๐’†๐’†๐’ƒ๐’•๐’‚๐’‚ ๐’™๐’–๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐’›๐’Š๐’๐’‚๐’…๐’‚".

"๐‘ฐ๐’๐’‚๐’‚๐’‰๐’‚๐’š๐’๐’˜ ๐’’๐’‚๐’๐’ƒ๐’Š๐’ˆ๐’†๐’†๐’๐’‚ ๐’Œ๐’– ๐’”๐’–๐’ˆ ๐’•๐’๐’˜๐’™๐’Š๐’Š๐’…๐’Œ๐’‚"
"๐‘จ๐’๐’๐’‚๐’‚๐’‰๐’–๐’Ž๐’Ž๐’‚ ๐‘จ๐’‚๐’Ž๐’Š๐’Š๐’"

๐—ฅ๐—ฎ๐˜€๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐˜€๐—ฐ๐˜„ ๐˜„๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐˜†๐—ถ๐—ฟ๐—ถ:"๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜†๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—น ๐—ฎ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐—ฒ"
๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด ๐——๐—ผ๐—ผ๐—ป

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ

30/07/2022

Sababo kugu dhiirigelinaya salaada:

1. Kacabsashada Rabigaa iyo in aad ogtahay sababta laguu abuuray.

2. In salaadu ay tahay shayga kaliya ee Muslim kaadhigaya ayna sidoo kale tahay farqiga idiin dhexeeya adiga iyo ruuxa aan muslimka ahayn.

3. In ay kamid tahay awaamirta Ilaahigay s.w.t. iyo shanta tiir ee islaamka.

4. In ay tahay waxa ugu horeeya ee lagaa xisaabin doono maalinta aakhiro.

5. In aad la kulmaysid rabigaa markasta oo aad oogto aadna hor-joogsanaysid.

6. In ay tahay xiriir idinka dhexeeya adiga iyo rabigaa, haddii aad wanaajisona uu wanaagsanaan doono xiriirka adiga iyo rabigaa idinka dhaxayn doona.

7.In danbiyadaada yar-yar ee maalinlaha ah ee kaadhaca lagaaga dhaafo weesada aad qaadato.

8. In aad kahesho xasilooni iyo deganaan, ayna tahay sujuuda xiliga aad rabigaa ugu dhawdahay wax walbana aad weydiisan karto.

9. In ay tahay salaadu liibaan oo qur'aanku kuwa uu tilmaamay in ay liibaneen ay yihiin kuwa salaadda ooga.

10. In aad ogtahay cadaabka rabigaa iyo sida uu u daranyahay.

30/07/2022

Fadliga Niyadda Runta Ah.

Rasuulku (๏ทบ) wuxuu yidhi:
"Qofka ilaahay waydiista inuu shahiido isagoo ka run sheegaya(Niyaddiisa) ilaahay wuxuu gaadhsiiyaa darajada ay leeyihiin shuhadadu haddii uu doono firaashkiisaba ha ku dhintee."

-Muslim

Hanbalyo hanbalyo dhamaan umada muslimiinta ah sanad wacanoo wanaagsan alle ha inooga dhigo sanad khayr qaba 1444
29/07/2022

Hanbalyo hanbalyo dhamaan umada muslimiinta ah sanad wacanoo wanaagsan alle ha inooga dhigo sanad khayr qaba 1444

28/07/2022

Ma ogtahay in ay Naarta jahanamo ku dhax yaalliin Sedex Waadi Wll Ka digtoonow Waxeey Kala yihiin sidan hoose:

-1 . Waadi Al'gayiุงู„ุบูŠ

-2 . Waadi Al'Weyli ุงู„ูˆูŠู„

-3 . Waadi Saqara ุณู‚ุฑ

Waa tan ayagoo faah faahsan ku soo dhowow.
```````````````````````````````````````````````

๐Ÿ˜ญ"ใ€Š Waadi al'gayi ุงู„ุบูŠ ใ€‹ Waxaa loo diyaariyay Kuw Salaadaha dhamaantood hal mar Wada dukada
Tusaale : Qofka maanta oo dhan ayuu shaqo ama mashquul kale ku jiraa Caawo markuu guriga yimaado ayuu hal mar si saf mar ah U dukanaa isagoo ka soo bilaabaya salaadii duhurka ilaa Cishaha๐Ÿ˜ญ Allah Wuxuu yiri:
[ ูุฎู„ู ู…ู† ุจุนุฏู‡ู… ุฎู„ู ุงุถุงุนูˆุง ุงู„ุตู„ูˆุงุช ูˆุงุชุจุนูˆุงุงู„ุดู‡ูˆุงุช
ูุณูˆู ูŠู„ู‚ูˆู† ุงู„ุบูŠ].

- Waadigan lagu Magacaabo Al'gayi Waxaaba la sheegaa " in ay naarta jahanamo isaga ilaahey ka magan gasho kuleylkiisa daran dartiis Meel ay naartii ka cabsooneyso adiga halkee joogtaa.

๐Ÿ˜ญ" Wadiga kale ee lagu magacaabo
ใ€Š Waadi Al'Weylu ุง ู„ูˆูŠู„ใ€‹ Waadigan Waxaa isna loo diyaari Kuwa Salaadaha Dib dhiga iyagoo Aadanka maqlay Oo dhahaya Mar dambe ayaa dukanayaa isagoo aan Wax cudur daar ah heysan Waadigan Waxaa ka buuxo dib qallooc iyo masas , abeesooyin. Allah Wuxuu yiri
[ ูˆูŠู„ ู„ู„ู…ุตู„ูŠู† ุŒ ุงู„ุฐูŠู† ู‡ู… ุนู† ุตู„ุงุชู‡ู… ุณุงู‡ูˆู†].

๐Ÿ˜ญ" ใ€Š Waadi Saqara : ุณู‚ุฑใ€‹
Waadigan Waxaa loogu tala galay Kuwa Salaadda ka tagay Aan dukan
Allaah s.w.t Wuxuu ku yiri
[ู…ุงุณู„ูƒูƒู… ููŠ ุณู‚ุฑ .ุŸ ู‚ุงู„ูˆุงู„ู… ู†ูƒู† ู…ู† ุงู„ู…ุตู„ูŠู† ].
Wadigan lagu magacaabo saqara Qof taariku salaadka ah Kolkii lagu rido
Waxaa shiidmayo lafihiisa
' Waxaana is daynaya maqaarka iyo hilibka

" Allaah naga najeeyee.
` Qofka Salaada ka tagay Waxaa la soo garab istaajinayaa iyo
Waxaana laga qadinayaa shafeecada nabiga csw csw csw.

Allah ka baq kheyrka ayaa mudan in la faafiyo Ka dib ku soo biir Add soo dheh.

Address

Burco Sheekh
Berbera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Quruxda Muuminiinta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share