Muxaadarooyinka Sheikh Mustafa

Muxaadarooyinka Sheikh Mustafa Faafinta Diinta Islaamka Ku Xidhnoow Boggaan Si Aad Uga Faa,ideysatid Kheerka Alle.

Waa Xadiith Cajiib Ah Walaal Akhri Kadibna Ugu Yaraan Dadka Kale Gaadhsii.
30/08/2021

Waa Xadiith Cajiib Ah Walaal Akhri Kadibna Ugu Yaraan Dadka Kale Gaadhsii.

Sheekh Mustafa Haji Ismaaciil waa Caalim iyo mufakar saamayn wayna ku leh dhamaan bulshada Soomaaliyeed, shakhsi ahaan w...
30/08/2021

Sheekh Mustafa Haji Ismaaciil waa Caalim iyo mufakar saamayn wayna ku leh dhamaan bulshada Soomaaliyeed, shakhsi ahaan waa sheekhayga, dhiirigaliyahayga iyo Qofka aan ku daydo.

Wuxuu noo yahay tusaale cad, ee Allaha noo xifdiyo, cimriga iyo caafimaadkana ha u barakeeyo. Aamiin

Muxaadarooyinka Sheikh Mustafa

20/07/2021

Qisadii Balqisa & Nabi Suleyman Cs. Iyo Soo Jeedintii Shiikeeni Sh. Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun.

Walaal kheyrka la wadaag oo illaah dartii u gaarsii Walaalkaaga Muslimka ah insha,allaah.

Walaalayaal soonka maalinta bari ah ee 9, ka Carafo, aan ka wada faa,ideysano waa soon hal maalin ah oo laguugu dhaafayo...
18/07/2021

Walaalayaal soonka maalinta bari ah ee 9, ka Carafo, aan ka wada faa,ideysano waa soon hal maalin ah oo laguugu dhaafayo dambigii kaa dhacay sanadkii tagay iyo sanadka soo socdaba, waa jaanis u baahan inaan kawada faa,idaysano.

Maalin kheyr badan la wadaag Walaalaha kale ee Muslimka ah insha,allaah.

Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, oo saaka ka qayb qaatey ololaha nadiifinta dooxa/ Togga Hargeysa. Maasha,allaah....
08/07/2021

Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, oo saaka ka qayb qaatey ololaha nadiifinta dooxa/ Togga Hargeysa. Maasha,allaah.❤️

Nebigeennu ﷺ waxa uu walaaleey dad aan dhalasho, luuqad, deegaan, dhaqan, midab & dano kaleba aan wadaagin, waxa kaliya ...
22/06/2021

Nebigeennu ﷺ waxa uu walaaleey dad aan dhalasho, luuqad, deegaan, dhaqan, midab & dano kaleba aan wadaagin, waxa kaliya ee mideeyana ay ahaayeen Iimaanka & Islaamka, waxayna noqdeen walaalo dhab ah, taasi ayaa ah walaalnimada runta ah. Fadlan aan ku salino Nabiyullaahi Mohamed ﷺ.

Illaahey Dambigeena iyo Dambi waalidkeenaba ha dhaafo" Aamiin🤲
08/05/2021

Illaahey Dambigeena iyo Dambi waalidkeenaba ha dhaafo" Aamiin🤲

02/05/2021

"Rammadaan kariim"

09/04/2021

INSHA,ALLAAH AYAAMO KADIB WAXAYNU GAAREYNAA RAMMADAAN, MARKA SIDEEN UGU DIYAAR GAROOBEYNAA? WALAAL GAADHSII WALAALAHA MUSLIMKA AH.

SH. MUSTAFA HAAJI

Qaraxii caawa ka dhacay Xamar, dhalinyaradii lagu laayey, Allaha u naxriisto jannadiisa haka waraabiyo, inta dhaawac kas...
03/04/2021

Qaraxii caawa ka dhacay Xamar, dhalinyaradii lagu laayey, Allaha u naxriisto jannadiisa haka waraabiyo, inta dhaawac kasoo gaareyna ha u yasiro. AAMIIN.

Fadliga TasbiixdaWaa Labo eray oo carrabka ku fudud miisaankana ku culus illaaha Raxmaanka ahna uu jecelyahay: (سبحان ال...
31/03/2021

Fadliga Tasbiixda
Waa Labo eray oo carrabka ku fudud miisaankana ku culus illaaha Raxmaanka ahna uu jecelyahay: (سبحان الله وبحمده) illaahay baa ceeb oo dhan ka fog xamdigiisa lala qabo (سبحان الله العظيم) illaahay baa ceeb oo dhan ka fog allahii waynaa." Nabi Muxammed (ﷺ).

WALAAL HALMAR DHEH سبحان الله العظيم.

Address

Baydhabo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muxaadarooyinka Sheikh Mustafa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share