29/05/2026
Ogaysiis muhiim ah:
Uga faaiiday ubadkaaga maalmaha kooban Duruusta kabaxaysa masjidka ee Barashada suubanaha Salalahu calayhi wasalam.
Waxay bilaaban beri oo sabti ah salaada duhur kahor masjidka Alnuur.
Waa mudo kooban lagu baranayo kitaab siiro ah muxaadarad iyo tababara laxiriira Dawrada.