Markaz jaamic Al ummah Adaado مركز جامع الأمة في عدادو

  • Home
  • Somalia
  • Adado
  • Markaz jaamic Al ummah Adaado مركز جامع الأمة في عدادو

Markaz jaamic Al ummah Adaado  مركز جامع الأمة في عدادو Xarun Diimeed Loogu Talagay Barashada iyo ku dhaqanka shareecada islaamka

28/08/2026

Nimcada caafimaadka {KHUTBAH] || Sheekh cabdifitaax salaad baxdaawi

21/08/2026

Ilaalinta Amaanada {KHUTBAH] || Sheekh cabdifitaax salaad baxdaawi

14/08/2026

اللَّهُ نُورُ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ ۚ مَثَلُ نُورِهِ كَمِشْكَاةٍ فِيهَا مِصْبَاحٌ ۖ الْمِصْبَاحُ .......
Alle waa Nuurka Samooyinka iyo Dhulka{kutabah} sheikh Bashiir abuu jacfar

07/08/2026

Waalidka Ha Ilaawin Geeridooda Ka Dib{KHUTBAH] || Sheekh cabdillahi nuur xaashi

31/07/2026

DULMIGA iska ilaali {KHUTBAH] || Sheekh cabdifitaax salaad baxdaawi

24/07/2026

xasadka {KHUTBAH] || Sheekh cabdifitaax salaad baxdaawi

23/07/2026

Kalimad uu jeediyay al ustaad: Cabdiraxmaan Cali diirshe munaasbada soo dhawyanya Sheekh: Cabdulqaadir Cukaashe - alle ha xafido - ee lagu soo dhaweeyay magaalada Cadaado.

21/07/2026

warbixin ku saabsan soo dhaweynta Fadiilatu Sheekh Cabdulqaadir Cukaashe, oo uu soo qabanqaabiyey Markaz Jaamic Al-Ummah.

Sawiro  munaasabadda soo dhaweynta Fadiilatu Sheekh Cabdulqaadir Cukaashe, oo uu soo qabanqaabiyey Markaz Jaamic Al-Umma...
19/07/2026

Sawiro munaasabadda soo dhaweynta Fadiilatu Sheekh Cabdulqaadir Cukaashe, oo uu soo qabanqaabiyey Markaz Jaamic Al-Ummah. Munaasabadda waxaa ka qeybgalaya qeybaha kala duwan ee bulshada Cadaado.

19/07/2026

🔴 TOOS LIVE
Waxaan si toos ah idiinka soo gudbineynaa munaasabadda soo dhaweynta Fadiilatu Sheekh Cabdulqaadir Cukaashe, oo uu soo qabanqaabiyey Markaz Jaamic Al-Ummah. Munaasabadda waxaa ka qeybgalaya qeybaha kala duwan ee bulshada Cadaado.
Inta lagu guda jiro munaasabadda, Sheekh Cabdulqaadir Cukaashe ayaa jeedin doona muxaadaro iyo dardaaran diini ah oo faa'iido badan.
Nala soco si toos ah.

Address

Adaado
Adado

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Markaz jaamic Al ummah Adaado مركز جامع الأمة في عدادو posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Markaz jaamic Al ummah Adaado مركز جامع الأمة في عدادو:

Shortcuts

Share

Category