Somaliska Islamiska Moskén i Trollhättan

Somaliska Islamiska Moskén i Trollhättan Välkommen alla ! Denna Moské ligger i Trollhättan och styrs av SIKF och är öppet alla bönetider och för alla! Det är en sunni moské som ligger i Trollhättan.

Adress: Lantmannavägen 42 men Fredagsbön samt Tarawih sker på: Torparegatan 10, 461 62 Trollhättan Den här sidan tillhör till Somaliska Islamiska Kultur Förenings Moskén (SIKF). This page belongs to Somali Islamic Cultural Association Mosque. A sunni mosque in Trollhättan, Sweden.

11/09/2026
Waqtiyada qaladka ku jiro oo ay tahay in lagu celiyo waa waqtiyada ku xusan jadwalka hoose.
11/09/2026

Waqtiyada qaladka ku jiro oo ay tahay in lagu celiyo waa waqtiyada ku xusan jadwalka hoose.

11/09/2026

Warbixin muhiim ah kuna saabsan cod bixinta.
Walaalayaal hadaad codkaaga dhiibatay
Taariikhda u dhaxeysa 26 augost ilaa 3 septembar
Maalinta axada waa inaad ku celisaa,sababtoo ah trollhättan waxay kamid tahay magaalooyinkii ay saamaysay qaladkii ku yimid diiwaan gelita.
Marka ruux walba wuxuu tagaayaa maalinta axada
Meesha uu ku qoran yahay,taasoo laguugu soo diray boostada kivra ama dadka qaarna gurigooda.
walaalayaal waa muhiim hala codeeyo hadaad taariikhdaas kor ku xusan aad codaysay ku celi.
Mahadsanidiin

Assalaamu Alaykum waraxmatullahi Wabarakaatuhu ,walaalayaal waxaa nasoo gaartay geerida walaalkeen nala dukan jiray aabi...
10/09/2026

Assalaamu Alaykum waraxmatullahi Wabarakaatuhu ,walaalayaal waxaa nasoo gaartay geerida walaalkeen nala dukan jiray aabihiis ,wuxuu nooga imaan jiray lilla edet,hadaad xasuusataan, aabaha geeriyooday wuxuu noo hagaajiyay tobada biyaha ee makiinada kafeyga,
wiilkiisa ayaa noo yimid si aan uga qeyb galno aaskiisa,waa meel aan naga fogeyn ,Allaah ayaan uga baryeynaa inuu u naxariisto ,ahelkiisana sabar kasiiyo,
Goobta aaska waa:

kyrkogård Prästgården 350 461 93 Västra Tunhem
Maalinta jumcada oo berito ah :2026-09-11
Saacada: 14:30
Meesha ayaa salaada janaazada loogu dukan doonaa.

BÖNETIDER FÖR SEPTEMBER I TROLLHÄTTAN
01/09/2026

BÖNETIDER FÖR SEPTEMBER I TROLLHÄTTAN

Walaalayaal codbixinta waa muhiim
27/08/2026

Walaalayaal codbixinta waa muhiim

BÖNETIDER FÖR AUGUSTI I TROLLHÄTTAN
31/07/2026

BÖNETIDER FÖR AUGUSTI I TROLLHÄTTAN

Walaalayaal waxaan idinku wargelinaynaa aaskawalaasheena Najma Abdullahi waa maalinta jumcada, QUDHBADA JUMCADA ka dib k...
07/07/2026

Walaalayaal waxaan idinku wargelinaynaa aaska
walaasheena Najma Abdullahi waa maalinta jumcada, QUDHBADA JUMCADA ka dib kuna beegan 2026/07/10 isgaarsiiya Qeyr Alaha idiin siiyo,Ajarkaas kasoo qeyb gala

Håjums begravningsplats:
Adress:
Gärdhemsvägen 35, 461 37 Trollhättan.
Waqtiga salaada janaazada 14:00

Vi vill meddela er att det är Najma Abdullahi
begravning efter fredagsbönen 2026/07/10
Håjums begravningsplats:
Adress:
Gärdhemsvägen 35, 461 37 Trollhättan.
Janaza salat : kl :14:00
نحيطكم علما بأن صلاة الجنازة والدفن على أختنا نجمة عبدالله
ستكون يوم الجمعه الموافق ٢٠٢٦/٠٧/١٠ بعد خطبة الجمعة
الساعة:١٤:٠٠ نرجو مشاركتكم في هذا الأجر العظيم.

BÖNETIDER FÖR JULI I TROLLHÄTTAN  SWEDEN
30/06/2026

BÖNETIDER FÖR JULI I TROLLHÄTTAN SWEDEN

Xasuusin ku saabsan soomka maalinta caashuuraa oo sanadkan ku beegan maalinta khamiista 2026-06-25Sagaalaadkana waa arba...
23/06/2026

Xasuusin ku saabsan soomka maalinta caashuuraa oo sanadkan ku beegan maalinta khamiista 2026-06-25
Sagaalaadkana waa arbacada berito 2026-06-24
Laguugu dambi dhaafaayo sanadkii tagay.

Adress

Lantmannavägen 42
Trollhättan
46160

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Somaliska Islamiska Moskén i Trollhättan postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Heliga Platser

Skicka ett meddelande till Somaliska Islamiska Moskén i Trollhättan:

Genvägar

Dela