Samo

Samo SAMO Waa media group ka shaqeya sare u qaadida samaha bulshada. Samo waxay idiin soo gudbin doonta v

21/12/2019

WOOOOOW MAASHALLAH 🥰 😍

Waa Akaadiimiyad takhasuskeedu yahay Dalxiiska, Tababarada, iyo Tarbiyadda Dhalinyaradda Soomaaliyee

01/12/2019

Shino Tourism & Training Academy.
Morocco

04/04/2016

Assalamu Calaykum
Dhammaan walaalaha ku xiran page-ka SAMO
waxaan idinkugu bishaaraynayaa in 2 Video oo muhim ah aanu idiin soo dhigi doonno usbuuca soo socda gudihiisa hadduu Eebe weyne Idmo.
Waxaa kaloo idiin haynaa bishaarooyin badan oo aad uga farxin doonno waalidiinka soomaliyeed ee jecel Horumarinta Ubadkooda yar yar iyo Barbaarintooda.

Bishaaradu waxaan idiin soo gudbin doonnaa aakhirka bishaan April inshallah.

Waxaan dooneynaa in aan ogaanno inta ruux oo waalidiin ah ee ku xiran page ka isla markaana ku nool qurbaha Fadlan soo qor No (1) plz.

22/01/2016

Quruxda Qoyska
Astaamaha Barbaariyaha wanaagsan!

Fadlan share-garee. NO COPY!

30/12/2015

Assalamu Calaykum.

Walaalaha sharafta leh ee ku xiran pege ka SAMO
waxaan uga cudur daaranayna in aan la daahnay vedio clipki 3 aad ee SAMO.arimo farsamo awgeed. Fadlan ka raali noqda inshallah Usbuuca soo socda dhexdiisa waanu soo dhigi doonna.

22/11/2015

Waan ku faraxsanahay inaad Aabahey tahay LAAKIIN...!
Fadlan share gareey ha copy-yeeynin.

Video-gii labaad ee SAMO oo Diyaar ah.Samo: Sare u qaadida samaha bulshada ©Quruxda Qoyska waa Waalidkoon is khilaafinIs...
21/11/2015

Video-gii labaad ee SAMO oo Diyaar ah.

Samo: Sare u qaadida samaha bulshada ©

Quruxda Qoyska waa
Waalidkoon is khilaafin
Is qiimeeya naftoodu
Ubadkooda Qalloociyo
waxaan Qiima lahayn
Ka ilaalsha Qas-liita
~ Mustafa Sh. Elmi
------

Quruxda Qoyska Part1Tiirarka Tarbiyada wanaagsan!
16/10/2015

Quruxda Qoyska
Part1

Tiirarka Tarbiyada wanaagsan!

Qorid, Diyaarin & Soo jeedin Abdisalam Shiino ----------------------- Soo Saarid Sammo Group Abdisalam shiino Zaki Zeki Abdi Addow ----------------------- Ji...

Adress

Stockholm

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Samo postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Dela