Sheekh Maxamuud Guriceel الشيخ محمود غرعيل

Sheekh Maxamuud Guriceel الشيخ محمود غرعيل Bage kan waa bageka rasmiga eh ee sheekh maxamuud guriceel.

sheekh waxow ino soo gudbi doona barnaamijyaal diini ah.

الحساب الرسمي للداعية الشيخ محمود غورعيل

Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin hawada u marinayaa walaalkey Abdullahi Dekh Halane iyo dumash...
21/04/2025

Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin hawada u marinayaa walaalkey Abdullahi Dekh Halane iyo dumashidey Aisha Mohamed Warsame oo maanta meherkoodu ka dhacay magaalada Muqdisho.

Waxaan ilaahey uga baryayaa in uu guurkooda ka dhigo mid najaxa oo miradhala, waxaan allah u weydiinayaa in uu ilaahey idinku arsaaqo dad iyo duunyo waasic ah allah uu dhexdiina ka abuura owlaad baariya oo dalkooda, iyo diintooda anfaca. ❤️ ❤️

انا لله وانا اليه راجعون    ا،،، كل نفس ذائقة الموت ،،،       اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله ...
20/07/2024

انا لله وانا اليه راجعون ا،،، كل نفس ذائقة الموت ،،، اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس وابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وزوجا جيرا من زوجه وادخله الجنة واعده من عذاب القبر وعداب النار اللهم اجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم آمين اللهم آمين.
Rabigeen ha unaxariisto sheekhernii ahaa calimkii somaliyeed sh Osman xifdig waa geeri xanuun badan. Laakin qof waliba maalin soo Mari doonta

𝐅𝐚𝐝𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐤𝐚𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐬𝐡𝐮𝐮𝐫𝐚....فضل صيام يوم عاشورافضل صيام عاشوراء،عن أبي قتادة رضي الله عنه، أنّ النّبي - صلّى الله...
14/07/2024

𝐅𝐚𝐝𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐤𝐚
𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐬𝐡𝐮𝐮𝐫𝐚....
فضل صيام يوم عاشورا

فضل صيام عاشوراء،
عن أبي قتادة رضي الله عنه، أنّ النّبي - صلّى الله عليه وسلّم - قال: (صيام يوم عاشوراء، أحتسب على اللَّه أن يكفر السّنة التي قبله) أخرجه مسلم.

𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗖𝗮𝗮𝘀𝗵𝘂𝗿𝗮,

𝗠𝗮𝗮𝗹𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗖𝗮𝗮𝘀𝗵𝘂𝗿𝗮 𝟭𝟬 𝗞𝗮 𝗠𝘂𝘅𝗮𝗿𝗮𝗺 𝗔𝗺𝗮 (𝗕𝗶𝘀𝗵𝗮 𝗦𝗮𝗸𝗼)

Waa Maalin Aad Ugu Qiima Weyn Dunida Islaamka Waa Sanadkii La Badbaadiyay Nabi Muuse Csw, Waa Maalinkii Fircoon La Halaagay, Waxaa Suno Ah In La Soomo 9 Aad Iyo 10 Aad Oo Ah Yoomul Caashura, Waxna Lagu Dhaafaa Maalinkaan Soonkeeda Dambigii Halsano Oo Tagay,

𝟬𝟵/𝟬𝟭/𝟭𝟰𝟰𝟲 𝗛 𝗜𝘀𝗻𝗶𝗶𝗻 𝟭𝟱/𝟬𝟳/𝟮𝟬𝟮𝟰
𝟭𝟬/𝟬𝟭/𝟭𝟰𝟰𝟲 𝗛 𝗧𝗮𝗹𝗮𝗮𝗱𝗼 𝟭𝟲/𝟬𝟳/𝟮𝟬𝟮𝟰

فضل صيام عاشوراء،
عن أبي قتادة رضي الله عنه، أنّ النّبي - صلّى الله عليه وسلّم - قال: (صيام يوم عاشوراء، أحتسب على اللَّه أن يكفر السّنة التي قبله) أخرجه مسلم

27/04/2024
16/04/2024
01/10/2023
19/08/2023

Casharka (7)Arbaciinka. الدرس(٧) من كتاب الآربعين

Adress

Stockholm

Webbplats

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Sheekh Maxamuud Guriceel الشيخ محمود غرعيل postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Heliga Platser

Skicka ett meddelande till Sheekh Maxamuud Guriceel الشيخ محمود غرعيل:

Dela