Markaz Sunnah Sweden

Markaz Sunnah Sweden Masjidka Sunnah; Gothenburg Iswiidhan

Kusoo dhowaada Casharkaالمنظومة الهائية في الزهد والترغيب و الترهيبWaxaa noo akhrindoono Ustaadh shucayb maalinta sabtid...
14/08/2026

Kusoo dhowaada Casharka
المنظومة الهائية في الزهد والترغيب و الترهيب
Waxaa noo akhrindoono Ustaadh shucayb maalinta sabtida 15ka agoosto saacada 13:45

Kusoo dhowaada dardaaranki Cali رضي الله عنه uu la dardaarmay Kumayl ibn Ziyaad Waxaa noo akhrindoono Ustaadh shucayb ma...
07/08/2026

Kusoo dhowaada dardaaranki Cali رضي الله عنه uu la dardaarmay Kumayl ibn Ziyaad
Waxaa noo akhrindoono Ustaadh shucayb maalinta sabtida 8da agoosto saacada 16:30

Ku soo dhowaada Seminaar Muhiim ahIslamiska Sunni Centret waxay idinku martiqaadaysaa seminaarka " Fahamka Caafimaadka D...
01/08/2026

Ku soo dhowaada Seminaar Muhiim ah

Islamiska Sunni Centret waxay idinku martiqaadaysaa seminaarka

" Fahamka Caafimaadka Dhimirka iyo Doorka Waalidinta",

Oo uu jeedinayo Ustaad Abdibasid Ali Mohamed, oo ah khabiir ku takhasusay caafimaadka dhimirka, hab-dhaqanka aadanaha iyo la-talinta qoysaska.

📅 Isniin, 3 Agoosto 2026
🕕 18:00–21:00
📍 Aktivitetshallen, Islamiska Sunni Centret

Waalidiinta, dhallinyarada iyo dhammaan bulshada waa lagu soo dhoweynayaa.

Kusoo dhowaada muxaadaradaan qayyimka uu noo soo jeedin doono Sh Dr Maxamed Sh Cumar Faruuq
24/07/2026

Kusoo dhowaada muxaadaradaan qayyimka uu noo soo jeedin doono Sh Dr Maxamed Sh Cumar Faruuq

Ku soo dhowaada muxaadarooyin taxane ah oo ku saabsan talooyin qiimo leh oo laga soo xulay dardaarankii Ibnu Qudaamah. U...
16/07/2026

Ku soo dhowaada muxaadarooyin taxane ah oo ku saabsan talooyin qiimo leh oo laga soo xulay dardaarankii Ibnu Qudaamah. Ust Xamza ayaa inoo akhrin doona jimce kasta, salaadda casar kadib.

Waxaa sharaf noo ah in uu marti noo yahaySh Mahdi Mooge.📅 Taariikh: 27 Juun📍 Goobta: Masjidka Bellevue🕖 Saacadda 14:00Ka...
25/06/2026

Waxaa sharaf noo ah in uu marti noo yahay
Sh Mahdi Mooge.

📅 Taariikh: 27 Juun
📍 Goobta: Masjidka Bellevue

🕖 Saacadda 14:00

Kaalay oo ka faa’iidayso muxaadarooyin muhiim.

📣 Ku soo dhawoow adiga iyo qoyskaaga!

Kusoo dhowaada dowrad muhiim ah kuna saabsan qaabka dadka khayrka lala wadaago. Waxaa soo jeedin doona ust. Abu Caatika.
24/06/2026

Kusoo dhowaada dowrad muhiim ah kuna saabsan qaabka dadka khayrka lala wadaago. Waxaa soo jeedin doona ust. Abu Caatika.

Waxaan idinku soo dhoweyna kulan barakeysan laga hadli doono qaabka lagu raaxeysto Salaada oo ka mid ah tiirarka ugu waa...
17/06/2026

Waxaan idinku soo dhoweyna kulan barakeysan laga hadli doono qaabka lagu raaxeysto Salaada oo ka mid ah tiirarka ugu waa weyn diinteni.

Kusoo dhowaada kana qaybgala, dadkana gaarsiyo idinkoo mahadsan.

Kusoo dhowaada muxaadaradaan uu noo soo jeedin doono sh Cusman Usuuli
27/04/2026

Kusoo dhowaada muxaadaradaan uu noo soo jeedin doono sh Cusman Usuuli

🌟 MUXAADARO QIIMO LEH – ABDIRISAK HUSSEIN🌟Waxaa sharaf noo ah in uu marti noo yahay **Abdirisak Hussein** – macallin, dh...
07/04/2026

🌟 MUXAADARO QIIMO LEH – ABDIRISAK HUSSEIN🌟

Waxaa sharaf noo ah in uu marti noo yahay
**Abdirisak Hussein** – macallin, dhaqaalyahan, qoraa iyo dhiiro geliye bulsho.

📅 Taariikh: 11 April
📍 Goobta: Masjidka Bellevue

🕔 Saacadda 17:00
➡️ Doorashada iswiidhan iyo danta bulshadeena

🕖 Saacadda 19:00
➡️ Sidee dhallinyaradu ku noqon karaan kuwo waxtar leh?

☕ Waxaa jiri doona shaah & mac-macaan

Kaalay oo ka faa’iidayso muxaadarooyin muhiim ah oo kor u qaadaya fahamkaada bulshada, horumarinta dhalinyarada, iyo ka qaybqaadashada mustaqbalka.

📣 Ku soo dhawoow adiga iyo qoyskaaga!

Adress

Gothenburg
41505

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Markaz Sunnah Sweden postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Genvägar

Dela