Ubeid Ali Yusuf

Ubeid Ali Yusuf Page Kana Waa Goob Diimeed Oo Aad ka Dheehan Karto Casharo Diiniya , Muxaadarooyinka Iyo Waanooyin Ku Saabsan Diinta

19/10/2023
23/03/2023
27/07/2022

Nabiga Caleehi Salaatu Wasalaam Wuxuu yiri Qofkii dhintaa Asagaa Qalbigiisa ku jira Kibir Naartu ayuu galaayaa

26/07/2022

Xadiis Iimaanka ku kordhaayo Haddii aad dhagaysatid inshaa Allaah

24/07/2022

Cabsida Alle

XIKMADO WAANO AH EE UU QORAY (Ibnu Qayim Aljowzi)Sedex sheey jirka ayay jiro u keenaan.1- Hadalka badan.2- Hurdada badan...
24/07/2022

XIKMADO WAANO AH EE UU QORAY (Ibnu Qayim Aljowzi)
Sedex sheey jirka ayay jiro u keenaan.

1- Hadalka badan.
2- Hurdada badan.
3- Cunow badan.

Afar sheey jirka ayay baaba'iyaan.

1- Istareeska.
2- Murugada.
3- Gaajada.
4- Dhafarka.

Afar sheey weji gabaxnimo ayaa laga qaadaa.

1- Beenta.
2-Afxumo.
3- Su'aalooyin badan oo aadan lahayn aqoonteeda.
4. Edeb-daro

Afar sheey ayaa farxad iyo xushmad keenaan.

1- Dhowrsanaan.
2- Runsheegid.
3- Deeqsi.
4- Ixtiraamka.

Afar sheey waxay keenan risqiga.

1- Salaatul leyl.
2- Xusuusta Illahey habeenkii xiliyada dambe ilaa fijirkii .
3- Sadaqada oo la joogteeyo.
4- Xusuusta Ilaahey subaxdii iyo galabtii.

Afar sheey waxay ka reebaan risqiga.

1- Hurdada oo lagu laabto salaada fijir ka dib.
2- Salaada oo laga tago.
3- Caajiska.
4- Qiyaanada iyo laqdawada.

Ibn Al-Qayyim, Bab-al-Tib (Zaad Al Ma'ad ) 378/4

21/07/2022

Toosnaanta

Ciid Wanaagsan
04/06/2021

Ciid Wanaagsan

22/04/2021

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
اوصيكم ونفسي بتقوى الله عزه وجل

Address

Jeddah

Telephone

+252615842947

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ubeid Ali Yusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Ubeid Ali Yusuf:

Share