Masjidka Al-Mubarak Nairobi-Kenya

Masjidka Al-Mubarak Nairobi-Kenya Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Masjidka Al-Mubarak Nairobi-Kenya, Mosque, 19th Street Section 3, Nairobi.

Waa mareegta saxda ah ee Masjidka Al-Mubarak Nairobi-Kenya, waxaadna ka heli doontaan duruus si toos (live) ah uga bixi doonta, muxaadarooyin iyo fatwooyin culumo kala duwan ay soo jeedin doonaan.

27/08/2026

Darsiga 2aad ee Kutubka Mukhtasar Al-fusuul Fii siirati Rasuul | Sh Maxamed Odowaa.

Habeenka Sabtiga oo ay Taariikhdu ku beegan tahay 29/08/2026 waxaa inoo bilaaban doona kitaabka Matni Al-Raxbiyah  Kitaa...
26/08/2026

Habeenka Sabtiga oo ay Taariikhdu ku beegan tahay 29/08/2026 waxaa inoo bilaaban doona kitaabka Matni Al-Raxbiyah Kitaabka waxaa akhrin doona, Sheekh Cabaas Aadam Cali. waxaana la akhrinaayaa Habeenada kala ah: Sabti, Axad iyo Isniin, Salaada Maqrib kadib duruusta waxaa kala socon kartaa youtube ka.

https://youtube.com/-mubarakcenter8526?si=kQ_2nOOHL6aSBAa_

26/08/2026

Darsiga 1aad ee Kutubka Mukhtasar Al - Fusuul Fii Siirati Rasuul | Sh Maxamed Odowa.

22/08/2026

HUWAAYA HUWAAYA ADIGA BAL MACNEEY

Subaxa Taladada oo ay Taariikhdu ku beegan tahay 12/03/1448H waxaa inoo bilaaban doona kitaabka ๐Œ๐ฎ๐ค๐ก๐ญ๐š๐ฌ๐š๐ซ Al-๐…usuul ๐…๐ข๐ข ...
22/08/2026

Subaxa Taladada oo ay Taariikhdu ku beegan tahay 12/03/1448H waxaa inoo bilaaban doona kitaabka ๐Œ๐ฎ๐ค๐ก๐ญ๐š๐ฌ๐š๐ซ Al-๐…usuul ๐…๐ข๐ข ๐’๐ข๐ข๐ซ๐š๐ญ๐ข ๐‘๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก [SCW] waxaa akhrin doona, Sheekh Maxamed Odowaa waxana la akhrinaya Maalmaha kala ah: Talaada, Arbaca iyo Khamiis, Salaada Fajar kadib duruusta waxaa kala socon kartaa Youtube ka Masjidka
https://youtube.com/-mubarakcenter8526...

21/08/2026

Raasumaalka dhabta ahi Waa Aakhiro | Sh Cabdiraxmaan Mursal

14/08/2026

FITNATUL MAAL | SH CABAAS AADAM CALI

07/08/2026

Qisatu Asxaabil Al - Kahfi | Sh Cabaas Aadam Cali

01/08/2026

MUXAADARO | Akhlaaqda Wanaagsan | Dr Yaxye Cusmaan Suufi

31/07/2026

Birul Waalideeyn | Sh Cabdullahi Nabadoon

Address

19th Street Section 3
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjidka Al-Mubarak Nairobi-Kenya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category