Qoraxay malka afwayin

Qoraxay malka afwayin 112$ مبايعات لابتوماتfarxaan

13/02/2025

Gabadh laqabo ayaan aad ujeclahy ninka qabana wuu og yahay inaan jeclahay dhibna ooma arkaba yaa garan haya gabadhaasisku day

02/02/2025

Guddoomiyaha ONLF,Cabdirahman Maadey ayaa qoraalkan hoose qoray

Dood galoof ah: Xaqiiqda La Illaaway iyo Hagardaamada La iska indha tirayo

Inta lagu mashquulsan yahay “Hebel baa la tuuri” iyo “Hebel baa la keenayaa”, waxaa muuqata in si dadban loo aqbalay gumaysiga Itoobiya. Xataa inta yar ee dastuur ku sheegoodu ogol yahay—ee xuquuqda qowmiyadaha ku saabsan—waxaad noqoteen dad aan difaacan karin, ilaa heer aan xataa la diidi karin xadgudubyada badhreedhka ah ee la idinku hayo. Itoobiya iyadoo ka gaashaamanaysaa inaad iska caabidaan faragelinta iyo dulaynta ay idinku hayso ayay idiin dajisay riwaayad ay idinku mashquuliso oo maankiina ku ciyaarto oo ay marba qob moos ah idiin tuurto. Meeshii aad idinku madaxdiina ka dooran lahaydeen ayaa inta la idiin diiday , ayaa haddana la idinku ciyaarsiinayaa Kanaan soo wadnaa iyo Kanaan ka qaadaynaa.
Nin kastoo la keeno sow dantooda inuu fuliyo kuma qasbana. In kasto la kala dadnimo duwan yahay, hanada qofka ay itoobioya soo doorato wuxuu la iman barnaamijka itoobiya ay ku talo gashay inay idinku maamusho oo aad aad u taqaanaan oo intii ay idin haysatay ay idinku maamuli jirtay siday doonaan ha u kala gacan kululaadaanee
Nasiib daro, waxaa dood la idinka dhigay “Hebel baan idin soo wadayaa” iyo “Hebel baa la badalayaa, halkii laga doodi lahaa mustaqbalka shacabka Soomaaliyeed ee ku hoos nool Itoobiyada sii kala tagaysa. Maanta, cid si dhab ah uga doodeysa aayaha ummadda iyo jihada la qaadayo ma jirto. Waxay dhigtay Itoobiya shax la inagu mashquuliyo oo ay ka socdaan dabinno siyaasadeed iyo marin-habaabin halis ah.

Ismaamul goboleed ku mashquulsan “Hebel baa la keenayaa” iyo “Hebel baa la tuurayaa” ma aha ismaamul xor ah oo matalaya danaha shacabka. Waa in la fahmaa in hadal aan tayo lahayn iyo war-moognimo ayan xal noo keenayn. Waa in la tashadaa, la toosaa oo laga baxaa hurdada siyaasadeed. Dhardhaaro la isweydaariyay waxba ma beddeli karaan, haddii aan la helin qorshe cad oo ku salaysan xaqiijinta aayaha ummadda Soomaaliyeed ee la gumaysto.

Hurdada ka kaca, tolkayo, oo tashada!

02/02/2025

Cumra maqbuul idamka ale

01/02/2025
13/01/2025
E
13/01/2025

E

Address

Nairobi
مملكةالسعودية

Opening Hours

Monday 05:00 - 15:00

Telephone

+15672335975

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qoraxay malka afwayin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share