عبد القادر

عبد القادر ❤️بسم الله الرحمن الرحيم ❤️
(11)

𝐇𝐚𝐩𝐩𝐲 𝐍𝐞𝐰 𝐘𝐞𝐚𝐫 𝐓𝐨 𝐓𝐡𝐞 𝐀𝐥𝐥 𝐌𝐮𝐬𝐥𝐢𝐦𝐬 𝐀𝐫𝐫𝐨𝐮𝐧𝐝 𝐓𝐡𝐞 𝐖𝐨𝐫𝐥𝐝.
08/07/2024

𝐇𝐚𝐩𝐩𝐲 𝐍𝐞𝐰 𝐘𝐞𝐚𝐫 𝐓𝐨 𝐓𝐡𝐞 𝐀𝐥𝐥 𝐌𝐮𝐬𝐥𝐢𝐦𝐬 𝐀𝐫𝐫𝐨𝐮𝐧𝐝 𝐓𝐡𝐞 𝐖𝐨𝐫𝐥𝐝.

06/05/2024

very beautiful page indeed.

01/05/2024

𝐆𝐚𝐛𝐚𝐝𝐡𝐮 𝐈𝐧 𝐀𝐲 𝐈𝐬𝐪𝐮𝐫𝐱𝐢𝐬𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐀𝐲 𝐒𝐮𝐮𝐪𝐚 𝐀𝐚𝐝𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐌𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲?

𝐉𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚: 𝐃𝐫 𝐒𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡 𝐒𝐡𝐢𝐛𝐢𝐥𝐢.

09/04/2024

𝐂𝐈𝐈𝐃 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍.

Waxaa mahad oo dhan kaligii iska leh 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡(𝐬𝐰𝐭) oo nabad inagu soo gaadhsiiyay bisha barakada badan ee Ramadaan nabadna noogu dhameeyay.

Waxaan Hambalyo leeyahay dhamaan Muslimiinta walaalaheyga ah ee ku kala nool dunida daafaheeda, Waxaan dhamaanteen inoo rajeynayaa in bishaan bisheeda aan ku gaadhno Nabad, Barwaaqo, Horumar, Caafimaad iyo Cibaado suuban 𝐈𝐍𝐒𝐇𝐀'𝐀𝐋𝐋𝐀𝐇.

Maanta inaga ayey inoo ahaataye aan farxad kuwada Ciidno, Acmaasheenii wanaagsaneyd ee aan bisha Ramadaan soo sameynayna 𝐑𝐚𝐛𝐛𝐢(𝐬𝐰𝐭) hainaga aqbalo,

Naxariis waasac ah iyo wanaag aan yareena 𝐑𝐚𝐛𝐛𝐢(𝐬𝐰𝐭)Muslimiinta meelay joogaanba ha ugu deeqo,

Walaalaheena dhibaateysan ee reer Falastiina 🇰🇼 𝐑𝐚𝐛𝐛𝐢(𝐬𝐰𝐭) ha u gargaaro oo guusha hasiiyo 𝐈𝐍𝐒𝐇𝐀'𝐀𝐋𝐋𝐀𝐇.

𝐀𝐀𝐌𝐈𝐈𝐍 𝐀𝐀𝐌𝐈𝐈𝐍 𝐀𝐀𝐌𝐈𝐈𝐍.🤲🤲🤲

❤️بسم الله الرحمن الرحيم ❤️

𝐅𝐨𝐥𝐥𝐨𝐰 𝐧𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐞𝐡 𝐨𝐨 𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐞𝐞𝐫 𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐡𝐞𝐲𝐫𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥. #𝐅𝐨𝐥𝐥𝐨𝐰  #𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞  #𝐋𝐢𝐤𝐞  #𝐂𝐨𝐦𝐦𝐞𝐧𝐭.
09/04/2024

𝐅𝐨𝐥𝐥𝐨𝐰 𝐧𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐞𝐡 𝐨𝐨 𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐞𝐞𝐫 𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐡𝐞𝐲𝐫𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥.

#𝐅𝐨𝐥𝐥𝐨𝐰 #𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞 #𝐋𝐢𝐤𝐞 #𝐂𝐨𝐦𝐦𝐞𝐧𝐭.

𝐖𝐀𝐑𝐆𝐄𝐋𝐈𝐍 𝐆𝐔𝐔𝐃.Mudanayaal iyo marwooyin, Dhammaan walaalaha Muslimiinta ah ee ay soo gaareyso fariinteydani waxaa la ogey...
03/04/2024

𝐖𝐀𝐑𝐆𝐄𝐋𝐈𝐍 𝐆𝐔𝐔𝐃.

Mudanayaal iyo marwooyin, Dhammaan walaalaha Muslimiinta ah ee ay soo gaareyso fariinteydani waxaa la ogeysiinayaa in bogaani lagu soo gudbiyo waxyaabaha kheyrka ah ee ku saabsan Diinteena suuban ee Islaamka.

Sidaa darteed waxaa laga codsanayaa in ay sii faafiyaan si uu dad badani u gaadho, Maadaama quf walba oo Muslim ahi uu waajib ka saaranyahay Faafinta iyo Dhowrida Diinteena Suuban ee 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡(𝐬𝐰𝐭) uu inagu arzaaqey.

Waxii talo ah qeybta faalada igula wadaaga walaalayaal, Waan u baahanahay talooyinkiina wanaagsan.

Aan ku Sallino Nabigeena Muxamed (SCW).

01/04/2024

𝐆𝐚𝐛𝐚𝐝𝐡 𝐒𝐮'𝐚𝐚𝐥 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐀𝐡 𝐎𝐨 𝐒𝐚𝐥𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐊𝐮 𝐒𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐖𝐞𝐲𝐝𝐢𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡 𝐒𝐡𝐢𝐛𝐢𝐥𝐢 𝐈𝐲𝐨 𝐉𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐒𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡𝐚.

21/03/2024

𝐒𝐮𝐛𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡, 𝐍𝐢𝐧 𝐒𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡 𝐔𝐦𝐚𝐥 𝐖𝐞𝐲𝐝𝐢𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐈𝐧 𝐔𝐮 𝐋𝐚 𝐍𝐨𝐨𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐊𝐚𝐫𝐨 𝐖𝐚𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐢 𝐎𝐨 𝐀𝐚𝐧 𝐒𝐚𝐥𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐓𝐮𝐤𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐀𝐲 𝐖𝐚𝐱 𝐊𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐥𝐝𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧𝐧𝐚 𝐀𝐋𝐋𝐀𝐇(𝐒𝐖𝐓) 𝐄𝐞𝐝𝐞𝐲𝐬𝐚 𝐈𝐲𝐨 𝐉𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐒𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡𝐚 𝐔𝐮 𝐊𝐚 𝐁𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲.

18/03/2024

𝐍𝐢𝐧 𝐒𝐮'𝐚𝐚𝐥 𝐂𝐚𝐣𝐢𝐢𝐛 𝐀𝐡 𝐖𝐞𝐲𝐝𝐢𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡 𝐔𝐦𝐚𝐥 𝐈𝐲𝐨 𝐉𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐒𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡𝐚.

14/03/2024

𝐒𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡 𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐟𝐞 𝐎𝐨 𝐖𝐢𝐢𝐥 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐨 𝐚𝐡 𝐓𝐚𝐥𝐨 𝐊𝐚𝐬𝐢𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚.

11/03/2024

𝐒𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡 𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐟𝐞 𝐎𝐨 𝐓𝐚𝐥𝐨 𝐒𝐢𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐑𝐞𝐞𝐫 𝐆𝐚𝐥𝐛𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐄𝐞 𝐉𝐞𝐞𝐠𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐢𝐫𝐭𝐨.

Address

Nairobi

Telephone

+254707434763

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when عبد القادر posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share