Khayraat MEDIA

Khayraat  MEDIA deeqa luula
(1)

30/08/2026

Kibirka iska ilaali nabiga scw wuxuu yiri janada magalo qof qalbigiisa wax yar oo kibir ah ku jiro

30/08/2026

Kibirka iska ilaali nabiga scw wuxuu jano magalo qof waxyar oo kibira qalbigiisa ku jiro

30/08/2026

Nabiyu raxma scw

25/08/2026

زيد waa asxaabiga kaliyaee quraankusheegay

25/08/2026

Wajigaagu nuur badanaa wakiilkii Allow scs sc

25/08/2026

Scw scw scw

20/08/2026

Salada subax ilaali jameecdada walalkayow

19/08/2026

Xadiisku wuxuu ka hadlayaa digniin uu Nabi ﷺ dumarka siiyay:

> «أُريتُ النارَ فإذا أكثرُ أهلِها النساءُ، يكفرنَ…»

Macnaha guud waa: Nabi ﷺ wuxuu sheegay inuu arkay Naarta, dadka ugu badan ee ku jira ay ahaayeen dumar. Markii la weydiiyay sababta, wuxuu sharxay inay jiraan dumar nimcada iyo wanaagga ninkooda dafira, tusaale ahaan haddii ninku muddo dheer wanaag u sameeyo, dabadeed ay aragto hal arrin ay neceb tahay, waxay tiraahdaa: “Weligay wax kheyr ah kaa ma arag.”

Muhiim: “يكفرن” halkan macnaheedu ma aha inay Ilaahay ka gaaloobayaan. Sharaxaadda Durrar Sunnia waxay caddeyneysaa inuu yahay كفران العشير — oo ah dafiraadda wanaagga/nimcada lammaanaha — mana aha kufri qofka Islaamka ka

19/08/2026

Scw scw

Address

Nairobi South

Telephone

+254714285656

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khayraat MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Khayraat MEDIA:

Shortcuts

Share