Ibnu Cali

Ibnu Cali Halkaan Waa page-keyg Rasmiga ah Ee aan ku soo Gudbin Doono wax yaabo Bulshada wax tar u leh.

🤔🤔🤔?? Isku daya Ahlul Qur’aan
24/10/2023

🤔🤔🤔?? Isku daya Ahlul Qur’aan

04/10/2023

Yaa ku xiga Taakaye
🫣🤩

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun Ilaahoow u naxariiso. Ka qeyb qaado aaska marxuumadda, haddii aad Berlin degan ...
28/09/2023

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun
Ilaahoow u naxariiso. Ka qeyb qaado aaska marxuumadda, haddii aad Berlin degan tahay.

*inaalilaah wa inaa ileyhi raajicuun**saakay waxaa geeriyootay walasheen Raxmo (Hodan) mahamud aw Saleebaan* oo xanuun d...
26/09/2023

*inaalilaah wa inaa ileyhi raajicuun*

*saakay waxaa geeriyootay walasheen Raxmo (Hodan) mahamud aw Saleebaan* oo xanuun dartiis istibaal kujirtay mudo dheer. ilaahay ha u naxariisto.

Raxma wexey daganeeyd magaalada *Herzberg* Ee Gobolka *Brandenburg* wexeyna ku Geeriyootay Isbitaal ku yaal Berlin gaar ahaan xafada Buch Ee Maalmihii u danbeeyey Ku jirtay.

Ilaahey ha u naxariisto u Soo duceeya walaalayaal.

25/09/2023

Mention ku dheh Qof Mowlid ka laga reebi waaye👁️

Iphone 15 Pro Max. Adi miyaa lagaa sugooyaa in aad gado mise adaa sugooyo in laguu gado😃Me: in aan Gado aa leega Sugooya...
12/09/2023

Iphone 15 Pro Max. Adi miyaa lagaa sugooyaa in aad gado mise adaa sugooyo in laguu gado😃

Me: in aan Gado aa leega Sugooyaa🙃

12/09/2023

Su‘aal🙄❓
Xasan Sheikh & Shiidka ( shaqo xumada ) ma wada dhasheen?
Jwb: Comments.…

05/09/2023

Su’aal Xalane yaa Dagan❓
maxasa laga qabtaa?

02/09/2023

Madaale hala gaarsiyo👀

Adresse

Buttmannstr 18
Berlin
13357

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Ibnu Cali erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Die Kultstätte Kontaktieren

Nachricht an Ibnu Cali senden:

Teilen