Dhaxaltooyo MEDIA

Dhaxaltooyo MEDIA Welcome to: various lectures and awareness activities given by Somali scholars, and other Islamic Religious subjects. [email protected]

11/07/2025

Hooyadu waa hagaha iyo tubta tarbiyadda carruurta.

11/04/2025

Addeecidda iyo dhaqaalaynta waalidka waxaa lagu mutaystaa Albaabka dhexe ee Jannada.

10/12/2025

ACWB. Waalidka oo baarri loo noqdo, hadalkana loo dabiciyo oo si sax ah laquudiyo Jannada ayaa lagu galaa.

10/10/2025

Waxaani waa dhaaftaye, tan oo kale maxaa lagu magacaabaa?

10/10/2025

ACWB. War ninkii KISHKI ahaa ayaa ka yeertay!! Mise "Guri ayaa ku dumey".

10/08/2025

I gained 526 followers, created 6 posts and received 46 reactions in the past 90 days! Thank you all for your continued support. I could not have done it without you. 🙏🤗🎉

09/23/2025

ASCWB. Qaadku waa na dullaystey oo qac ayaa naga yeertay !!!!. Yaan u ducaynaa oo garan kara qaaabka ugu fudud ee aynu ku qaaddici karno. Bal ila dhegayso video-ga lifaaqan.

08/30/2025

DUCO: ALLAAH swt magacyadiisa wanaagsan aynu ku barino in uu madax iyo masuul inooga dhigo kuwa noogu khayr badan.
Sh. Maxamud Xaliike.
Fadlan, sii faafi (share-garee).

08/22/2025

GUMAAD QARSOON: Ganagasatadu si danban iyo si toos ah ayey u gumaadeen dadka Soomaalida. ALLAAH swt ha naga qabto qoladaas.

Sheekh Maxamed Umal
Fadlan sii faafi [share-garee].

08/20/2025

Faaiidada ay leedahay in dadka diinta loogu yeero. Sheekh Cabdirashid.

Address

Surrey, BC

Telephone

+17787150440

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhaxaltooyo MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Dhaxaltooyo MEDIA:

Share