Ajuran Empire

Ajuran Empire A Historical Somalia Empire๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

15/06/2025

Celebrating my 4th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. ๐Ÿ™๐Ÿค—๐ŸŽ‰

25/10/2023

Breaking News ๐ŸšจBaaq,Nabadeed oo ka,yimid Beesha Ajuuraan oo Degta Gobalka Dooy kuna Sugan Degmada Diinsoor Baqaas oo Uu Jeediyay Ugaaska Beesha Ajuuraan ee Gobalka Dooy Ugaas Cismaan Maadey Barre Wuxuuna U Jeediaya Beelaha Walalaha Ah ee Dabarre iyo Geelidle ,,?

XAQUUQDA muuqaalka waxaa iska leh Ali Ibrahim Abdi "

23/10/2023

The Ajuran Empire Heritage Day Mogadishu somalia ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

02/03/2023

Asc Dhamaan Bahweynta Beesha Boqortooyo Ajuran Meel walibo Oo Aad Ja,Jogtaan Caalamka Waa Inaan ismuujinaa oo Aanu isumuujinaa Baxnaanada Magacan Facaweyn Ee Qoomiyada Bqortooyo Ajuran Rajada Ah Dib Uxureynta Deegaanada Kulmiya Qoomiyada BBA Sidaa Darteed waxaa Waajib Inagu Ah Inaan Si wadajir Ah Igu wada kheeyb Qaadano Olalaha Dib Uxoreynta Deegaanada KULMIYA QOOMIYADA BBA Insha Allah Caqligu Ha,shaqeeyo

01/03/2023

The Kingdom ๐Ÿ‘Š๐Ÿ’ช

Asc Dhamaan Bahweynta  Family Beesha Boqortooyada Ajuran Is Xasuusiin dhankaa io Arimaha Caasimada Facaweyn Ee Bu,aale H...
01/03/2023

Asc Dhamaan Bahweynta Family Beesha Boqortooyada Ajuran Is Xasuusiin dhankaa io Arimaha Caasimada Facaweyn Ee Bu,aale Hadii Xureynta Caasimada Bu,aale Aan Igu Fadhino Dolwlad Io Ahmed Madoobe Hadaba Aynu Ogaano Iny Faraheena Ay Ka, Baxday Bu,aale oo Ah Caasimada Igu weyn Ee Intuu Ajuran D**o mida Igu Weyn Ah Kaca Dhalanyarooy Kaca Oo Fadhiga Ka,kaca Xureynta Bu,aale io dhamaan Intuu Ajuuraan Wayne uu D**o waa Mid Muqadis Ah Oo Waajib Ah

Halgan Hiigsi io Horamar Wanaagsan Ayaanu Raheyneynaa insha Allah

23/09/2022

โ€ุงู„ู„ู‘ู‡ูู€ู…ูŽู‘ ุงู‡ู’ู€ุฏูู†ู€ูŠ ูู€ูŠู…ูŽู†ู’ ู‡ูŽู€ุฏูŽูŠู’ู€ุชุŒ ูˆูŽุนู€ุงููู†ู€ูŠ ูู€ูŠู…ูŽู†ู’ ุนุงููŽู€ูŠู’ุชุŒ ูˆูŽุชูŽูˆูŽู„ูŽู‘ู€ู†ูŠ ูู€ูŠู…ูŽู†ู’ ุชูŽูˆูŽู„ูŽู‘ู€ูŠู’ุชุŒ ูˆูŽุจุงุฑููƒู’ ู„ู€ูŠ ูู€ูŠู…ุง ุฃูŽุนู’ุทูŽู€ูŠู’ุชุŒ ูˆูŽู‚ูู€ู†ูŠ ุดูŽุฑูŽู‘ ู…ุง ู‚ูŽุถูŽู€ูŠู’ุชุŒ ููŽุฅูู†ูŽู‘ู€ูƒูŽ ุชูŽู‚ู’ู€ุถูŠ ูˆูŽู„ุง ูŠูู‚ู’ู€ุถู‰ ุนูŽู„ูŽู€ูŠู’ูƒุŒ ุฅูู†ูŽู‘ู€ู‡ู ู„ุง ูŠูŽู€ุฐูู„ูู‘ ู…ูŽู†ู’ ูˆุงู„ูŽู€ูŠู’ุช

Jimco wanagsan Dhamaan Qoomiyada Reer Boqortooyo Ajuuraan Iyo dhamaan Umada Soomaaliyeed Allah Qeydhka Hanawada Waafijiyo insha Allah ๐Ÿ™๐Ÿ™Œโฃ

22/09/2022

โ€ุจูุณู’ู…ู ุงู„ู„ู‡ู ุŒ ุชูŽูˆูŽูƒูŽู‘ู„ู’ู€ุชู ุนูŽู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ู
ูˆูŽู„ุง ุญูŽูˆู’ู„ูŽ ูˆูŽู„ุง ู‚ูู€ูˆูŽู‘ุฉูŽ ุฅูู„ุงู‘ ุจูุงู„ู„ู‡

Share it Dhal Boqortooyo ๐Ÿคด ๐Ÿ‘‘

Ajuraan Day coming soon insha Allah 15th September โค : please share it ๐Ÿ™
04/09/2022

Ajuraan Day coming soon insha Allah 15th September โค : please share it ๐Ÿ™

Address

24 Old Stellenbosch
Cape Town
1234

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ajuran Empire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share