مركز ﺍﻟﺸﻴـﺦ ﺇﺑﺮﺍﻫﻴـﻢ لتحفيظ القرآن والإجازة مع السند

  • Home
  • Somalia
  • Qardho
  • مركز ﺍﻟﺸﻴـﺦ ﺇﺑﺮﺍﻫﻴـﻢ لتحفيظ القرآن والإجازة مع السند

مركز ﺍﻟﺸﻴـﺦ ﺇﺑﺮﺍﻫﻴـﻢ  لتحفيظ القرآن والإجازة مع السند Markazka Sheekh Ibraahim Ee Xifdinta Qur'aanka iyo Ijaasaadka

18/01/2026

Markiska Sheekh Ibraahim Qardho oo kamid ah xarumaha ugu tayada wanaagsan waxbarista ardayda, ayaa sanadkan 2026 soo kordhiyay xarun waxbarasho oo gaar u ah gabdhaha .

15/01/2026

Markiska Sheekh Ibraahim Qardho oo kamid ah xarumaha ugu tayada wanaagsan waxbarista ardayda, ayaa sanadkan 2026 soo kordhiyay xarun waxbarasho oo gaar u ah gabdhaha xaruntan cusub ayaa kamid ah goobaha diiradda saaraya barbaarinta gabdhaha da’da yar, iyada oo la isku darsaday diin, dabeecad iyo aqoon maadi ah. Markazku wuxuu u taagan yahay kobcinta ardayda ee Qur’aanka Kariimka, akhlaaqda wanaagsan iyo fahamka maaddooyinka aasaasiga ah ee nolosha.

Ardayda wax ka barata Markazka Sheekh Ibraahim waxa la siiyaa barnaamij waxbarasho oo dhammeystiran, kaas oo ay ka mid yihiin xifdinta Qur’aanka Kariimka si habaysan, saxidda akhriska Carabiga iyo barashada cilmiga Tajwiidka. Sidoo kale, waxaa xoogga la saaraa tarbiyada Islaamiga ah si loo dhiso anshax, edeb iyo dabeecad suubban.
📍 Caliley, Qardho | 📞 05835050 / 6707000

SAWIRO QAYBTA 1aad : Markiska Sheekh Ibraahim Qardho oo kamid ah xarumaha ugu tayada wanaagsan waxbarista ardayda, ayaa ...
15/01/2026

SAWIRO QAYBTA 1aad : Markiska Sheekh Ibraahim Qardho oo kamid ah xarumaha ugu tayada wanaagsan waxbarista ardayda, ayaa sanadkan 2026 soo kordhiyay xarun waxbarasho oo gaar u ah gabdhaha xaruntan cusub ayaa kamid ah goobaha diiradda saaraya barbaarinta gabdhaha da’da yar, iyada oo la isku darsaday diin, dabeecad iyo aqoon maadi ah. Markazku wuxuu u taagan yahay kobcinta ardayda ee Qur’aanka Kariimka, akhlaaqda wanaagsan iyo fahamka maaddooyinka aasaasiga ah ee nolosha.

Ardayda wax ka barata Markazka Sheekh Ibraahim waxa la siiyaa barnaamij waxbarasho oo dhammeystiran, kaas oo ay ka mid yihiin xifdinta Qur’aanka Kariimka si habaysan, saxidda akhriska Carabiga iyo barashada cilmiga Tajwiidka. Sidoo kale, waxaa xoogga la saaraa tarbiyada Islaamiga ah si loo dhiso anshax, edeb iyo dabeecad suubban.
📍 Caliley, Qardho | 📞 05835050 / 6707000

Address

Qardho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مركز ﺍﻟﺸﻴـﺦ ﺇﺑﺮﺍﻫﻴـﻢ لتحفيظ القرآن والإجازة مع السند posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share