Tubta Diinta

Tubta Diinta Pageka Tubta Diinta Ku Xirnow Inshaa Allah

31/01/2026
27/05/2025

Fadliga 10 Ka Bisha Dul-xijah || By Sh Dirir

19/12/2024

Muxaadaro Qabiil

18/12/2024

Muxaadaro Taqwal Allah

Hambalyo hambalyo Waxaan farxad maalintiisa la wadaagaayaa walalky iga yar Abdullahi mohamed Hassan oo gaaray darajada h...
31/10/2024

Hambalyo hambalyo
Waxaan farxad maalintiisa la wadaagaayaa walalky iga yar Abdullahi mohamed Hassan oo gaaray darajada heer -labaad ee Master degree
Waxaan leeyahay Congradualtion for your acheivemant
Hambalyo wall horumar halkaas ka saraysa ayaan ku rajaynayaaa
Cilmigaa baratayna allha kaga dhigo cilmi aad ku intifaacdo
Hambalyo maalintaada wallky

26/09/2024

Muxaadaro Cajib Ah

Barashada Asmaa’ul Xusnaa Iyo Faa’idooyinkooda        Qeybtii Lix iyo Todobaad (AL-XAKIIMU)        WALI WAXAA KU GUDA JI...
05/10/2023

Barashada Asmaa’ul Xusnaa Iyo Faa’idooyinkooda
Qeybtii Lix iyo Todobaad (AL-XAKIIMU)
WALI WAXAA KU GUDA JIRNAA
BARASHADA MAGACYADA ILLAAHEY
SIDA LOO AKHRIYO MAGACYADA ILLAAHAY AMA
ASMAA'UL XUSNAA IYO FAA'IDOOYINKOODA
47. (AL-XAKIIMU) (الحكيم)
Yaa Xakiimu, isagoo leh qofkii si joogto ah ugu celceliya magacaan waqti ka waqti wax dhibaato ah kalama kulmaayo shaqadiisa, Albaabka xikmadana ilaahay ayaa ufuraya.
(Inshaa-Allah)
La socod wanaagsan qeybaha xiga soo saaristii lingiyada raac saar subscribe like shere Allah-Baa-Mahad-Leh
Youtube: https://www.youtube.com/channel/UC9FTId-SaCSJ_rbi9BYl1gQ
page: https://www.facebook.com/tubtadiinta/

Address

Km4street
Muqdisho
0615434191

Telephone

+252615434191

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tubta Diinta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Tubta Diinta:

Share

Tubta Diinta

Ku Xir Noow Har Iyo Habeen Allaw Kheyrka Na Waafaji