خيركم

خيركم برنامج نوعي يسعى لتقريب تعلم القرآن وتفسيره لعامة المسلمين في المساجد حفظًا وتلاوةً وتجويدًا وتدبرًا، من خلال منهجية علمية وكفاءات تعليمية مقتدرة

28/06/2026

Mucjisada Qur'aanka iyo sida uu kor ugu qaado IQ-ga iyo maskaxda qofka! |
Sh Dr Cabdulkariim Ciise Cali |
Imaamka Masjidka Cali Jimcaale, Mogadishu-Somalia

Ciid Wanaagsan 🌙Maamulka iyo bahda Khayrukum waxay hambalyo iyo duco u dirayaan dhammaan ummadda Muslimiinta munaasabadd...
26/05/2026

Ciid Wanaagsan 🌙
Maamulka iyo bahda Khayrukum waxay hambalyo iyo duco u dirayaan dhammaan ummadda Muslimiinta munaasabadda Ciidda.
Allaha naga aqbalo acmaasha suuban, caafimaad iyo kheyr badanna nagu gaarsiiyo ciiddaan iyo kuwa kale oo badan.

14/05/2026

Naciima maxamed Axmed
Waxa ay ka mid tahay Tahay Ardayda xalqada sumaya binti Khayad ee Xalaqaatka khayrukum.

Xalaqaatkan waxay si gaar ah ugu talagal yihiin dadka waaweyn ee doonaya barashada iyo xifdinta Qur’aanka Kariimka..

08/05/2026

✨ Adeer Cali maxamed Cali
Waxa Uu ka mid yahay ardayda ka faa’ideysanaya Xalaqaatka Khayrukum.

munaasabadd lagu daah-furayay kitaabka“Al-Majmuucah Al-Calamiyah fil-Mandhuumaadka Cilmiga”ee uu Alifay Guddoomiyaha Mas...
08/05/2026

munaasabadd lagu daah-furayay kitaabka
“Al-Majmuucah Al-Calamiyah fil-Mandhuumaadka Cilmiga”
ee uu Alifay Guddoomiyaha Mashruuca Khayrukum, Dr. Cabdulbaari Al-Cilmi.
Munaasabadda waxaa kasoo qeyb galay culimo, ardayday iyo marti sharaf kala duwan, waxaana lagu soo bandhigay muhiimadda uu kitaabkani u leeyahay barashada cilmiga.

04/05/2026

Xalaqaatka Khayrukum iyo magaalada Nairobi

Xalqada Ustaad Axmed jibriil oo ka mid ah Xalaqaatka Khayrukum ee magaalada Nairobi, Kenya,
kana mid ah barnaamijyada loogu talagalay barashada iyo xifdinta Qur’aanka Kariimka, gaar ahaan dadka waaweyn.

02/05/2026

Xalqada Ustaad Maxamed Xasan Xuseen
Waxa Ay ka mid tahay xalaqaatka Khayrukum ee ka furan Masjid Cali Jimcaale, Degmada waaberi.
Xalaqaatkan waxaa si gaar ah loogu talagalay dadka waaweyn ee doonaya barashada iyo xifdinta Qur’aanka Kariimka.

01/05/2026

Khayrukum waa Barnaamij fududeeya barashada Qur’aanka iyo tafsiirkiisa.
Barnaamijku wuxuu gaar u yahay dadka waaweyn.

01/05/2026

✨ Muno Cumar Cali

Waxay ka mid tahay ardayda ka faa’iideysanaysa Xalaqaatka Khayrukum 📖

Xalaqaatkan waxay si gaar ah ugu talagal yihiin dadka waaweyn ee doonaya barashada iyo xifdinta Qur’aanka Kariimka.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when خيركم posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share