05/10/2025
🌙 Ka Qayb Qaado Dhismaha Masjidka Dacwa Zoonakey 🕌
Walaalayaal, dhismaha Masjidka Dacwa Zoonakey wuu socdaa,
waxaana laga codsanayaa dhammaan Muslimiinta khayrka jecel,
meel kasta oo ay joogaan, in ay ka qayb qaataan dhismaha guriga Alle.
📞 Kala xiriir
➡️WhatsApp: 612147770
➡️ 618884523
➡️ 628884523
➡️ 688884523