10/04/2026
عن أبو هريرة رضي الله عنه أن محمد بن عبد الله ﷺ قال:
«مَنِ اغْتَسَلَ يَوْمَ الْجُمُعَةِ، ثُمَّ أَتَى الْجُمُعَةَ، فَصَلَّى مَا قُدِّرَ لَهُ، ثُمَّ أَنْصَتَ حَتَّى يَفْرُغَ الإِمَامُ مِنْ خُطْبَتِهِ، ثُمَّ يُصَلِّي مَعَهُ، غُفِرَ لَهُ مَا بَيْنَهُ وَبَيْنَ الْجُمُعَةِ الأُخْرَى، وَفَضْلُ ثَلاَثَةِ أَيَّامٍ»
— رواه الإمام مسلم
“Qofkii qubeysta maalinta Jimcada, kadibna yimaada (masaajidka), kuna tukada wixii loo qoro, kadibna aamusnaada ilaa imaamku ka dhammeeyo khudbada, kadibna la tukado salaadda—waxaa loo dhaafaa dambiyadiisa u dhexeeya Jimcadan iyo Jimcadii h**e, iyo saddex maalmood oo dheeraad ah.