مسجد الخالق مقديشو عاصمة الصومال

مسجد الخالق مقديشو عاصمة الصومال 📢 الصفحة الرسمية لمسجد الخالق – مقديشو
ندعوكم للانضمام إلى صفحتنا لمتابعة الدروس، الخطب، الأنشطة، والمناسبات الدينية لحظة بلحظة.

06/08/2026

بحمد الله وفضله، عُقدت في مسجد الخالق بمدينة طوسمريب ختامُ مجالس تفسير القرآن الكريم، بقراءة فضيلة الشيخ العلامة عبد الرزاق معلم علي سعيد (Fagax).
نسأل الله أن يبارك في علم الشيخ وعمره، وأن يجعل القرآن الكريم ربيع قلوبنا جميعاً وسعادَتنا في الدارين

03/08/2026
21/06/2026


Daah-furka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka


.

Daah-furka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka : Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu daah-furayay Tafsiirka Qur’aa...
21/06/2026

Daah-furka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka :

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu daah-furayay Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah ayaa ka qabsoontay Masjidka al khaliq .

waxaa ka soo qaybgalay xaflada culimo waaween sida :
Sh maxamuud sh ibraahim suuley
Dr : c/shakuur abuu caisha
Sh cabdalla Cabdalla sabriye
Sh yuusuf tuurxume
Sh maxamad cabdi kaahiye .
Dr maxamad diiriye sabriye
Sh salaad axmad siyaad
culimadii ka hadashay ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay ku xirnaanshaha Qur’aanka Kariimka iyagoo bulshada ku dhiirrigeliyay inay ka faa’iidaystaan .

.

ogeysiis muhiim ah : Waxaan ogoysiineyna bulashada jecel barasha tafsirka quranka karimka oo lagu aqrin dono   oo aqrin ...
18/06/2026

ogeysiis muhiim ah :
Waxaan ogoysiineyna bulashada jecel barasha tafsirka quranka karimka oo lagu aqrin dono

oo aqrin dono
.

habeen dambo oo sabti ah
:
habeen sabti - axad - isniinta - talaadada .
insha allah ka fa idesi wacan

Address

Wadada Wadnaha
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مسجد الخالق مقديشو عاصمة الصومال posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category