Ahlu Kheyr Foundation

Ahlu Kheyr Foundation KU SOO DHOWOOW HEY'ADA AHU KHEYR FOUNDATION OO KA SHAQEYSA DHAMAAN HOWLAHA KHEYRIGA AH QEYBAHOODA KALA DUWAN

SADAQAH JAARIYAHCEELKAAN WAQAFKA AH WAXAA LOO QODAY SHACABKASOOMAALIYEED EE U BAAHAN BIYO NADIIF AHQODISTA CEELKAAN WAXA...
26/05/2026

SADAQAH JAARIYAH
CEELKAAN WAQAFKA AH WAXAA
LOO QODAY SHACABKA
SOOMAALIYEED EE U BAAHAN BIYO NADIIF AH
QODISTA CEELKAAN WAXAA ISKA KAASHADAY HEY'ADDA Ahlu Kheyr Foundation IYO DADKEENA SOOMAALIYEED EE KHEYRKA JECEL
ALLAH HAKA ABAAL MARIYO DHAMMAAN
INTII KA QEYB QAADATAY AAMIIN

26/05/2026

SADAQAH JAARIYAH
CEELKAAN WAQAFKA AH WAXAA
LOO QODAY SHACABKA
SOOMAALIYEED EE U BAAHAN BIYO NADIIF AH
QODISTA CEELKAAN WAXAA ISKA KAASHADAY HEY'ADDA Ahlu Kheyr Foundation IYO DADKEENA SOOMAALIYEED EE KHEYRKA JECEL
ALLAH HAKA ABAAL MARIYO DHAMMAAN
INTII KA QEYB QAADATAY AAMIIN

Walaalaha Soomaaliyeed ee Kheyrka JecelNagala Qayb Qaata Udxiyada Sanadkan 2026/1447 Si aan u gaarsiino Qoysaska Danyart...
24/05/2026

Walaalaha Soomaaliyeed ee Kheyrka Jecel
Nagala Qayb Qaata Udxiyada Sanadkan 2026/1447
Si aan u gaarsiino Qoysaska Danyarta ah agoonta & Dadka Tabaaleysan ee aan Awoodin Udxiyada Ciidda
KA QEYB QAADO
+252 615068271
+252 625068271

SADAQAH JAARIYAHCEELKAAN WAQAFKA AH WAXAA LOO QODAY SHACABKASOOMAALIYEED EE U BAAHAN BIYO NADIIF AHQODISTA CEELKAAN WAXA...
16/05/2026

SADAQAH JAARIYAH
CEELKAAN WAQAFKA AH WAXAA
LOO QODAY SHACABKA
SOOMAALIYEED EE U BAAHAN BIYO NADIIF AH
QODISTA CEELKAAN WAXAA ISKA KAASHADAY HEY'ADDA SOOMAALI BARWAAQO FOUNDATION IYO DADKEENA SOOMAALIYEED EE KHEYRKA JECEL
ALLAH HAKA ABAAL MARIYO DHAMMAAN
INTII KA QEYB QAADATAY AAMIIN

16/05/2026
Masaajidka waxaan soo gaarsiinay qalab kala Duwan oo baahi weyn looga qabayWalaalayaal, aad baad u mahadsan tihiinAllaha...
15/05/2026

Masaajidka waxaan soo gaarsiinay qalab kala Duwan oo baahi weyn looga qabay
Walaalayaal, aad baad u mahadsan tihiin
Allaha idin dhowro adduun iyo aakhiraba

Sadaqah Jariyah
12/05/2026

Sadaqah Jariyah

12/05/2026

Sadaqah Jariyah

07/04/2026

Subxaanallaah walxamdu lillaah wallaahu akbar

“Waxaan maanta kutubta Qur’aanka Kariimka Gaarsiinay Dugsi Qur’aan ku yaalla Magaalada Mogdisho ee caasimada soomaalia A...
07/04/2026

“Waxaan maanta kutubta Qur’aanka Kariimka Gaarsiinay Dugsi Qur’aan ku yaalla Magaalada Mogdisho ee caasimada soomaalia
Allah ha ka aqbalo
Cid kasta oo ka qayb qaadatay kheyrkan,
Ajar Badanna haka siiyo

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahlu Kheyr Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share