AlMashaaikh TV

AlMashaaikh TV Page-kaan waxaa loogu tala galay in lagu faafiyo diinta islaamka, in leyskugu kaalmeeyo alla kacabsiga iyo samafalka, in aan leyskugu kaalmeen dhulmiga

29/05/2026

Shiikh Daa'uud Shiikh Xuseen Shiikh Maxamed Oo Ahaa Caalim Da'yar Ah 23 Jir Ku Geeriyooday Ayaa Siyaaradiisii 46aad Maantay Lagu Soo Khatimay Muqdisho

29/05/2026
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وعيدكم مبارك وكل عام وأنتم بخيرCiid Wanaagsan.
26/05/2026

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
وعيدكم مبارك
وكل عام وأنتم بخير

Ciid Wanaagsan.

24/05/2026

Qeybtii 2aad Ee Siyaaradii 46aad Shiikh Daauud Shiikh Xuseen Shiikh Muxumed Ayaa Galabta Ka Bilaawatay Dariixa Shiikha oo Ku Yaala Qabuuraha Shiikh Cali Yare Ee Degmada Yaaqshiid Muqdisho

Tabiye Mohammed Hassan Elmi

06/05/2026

Muqdisho Ayaa Maanta Laga Daahfuray Siyaaradii 46aad Ee Shiikh Daa'uud Shiikh Xuseen Shiikh Maxamed

Tabiye MoHammed Hassan Elmi

08/03/2026

Dhafarka Siyaaratul Mashaa'ikh OO caawa lagu Soo Gabagabeeye Warshiikh

05/03/2026

Safar Gaaban Oo Aan Muqdisho Uga Soo Ambabaxnay Xilli Saqdii Dhexe Oo Habeenimo Ah, Kaas Oo Qaatay Muddo 2 Saacadood Ah

RAMADAAN_MUBAARAKWargalin Muhim AhDhamaan Ahlu Suna Wal Jamaacah Waxaa Logu War GalinayaaIn Siyaaradii Caalimiinta Caarf...
02/03/2026

RAMADAAN_MUBAARAK

Wargalin Muhim Ah

Dhamaan Ahlu Suna Wal Jamaacah
Waxaa Logu War GalinayaaIn Siyaaradii Caalimiinta Caarfiinta Caabidiinta Mashaa.ikhiinta Waa Weyn Ee Isdhaleyn Oo Kala ah
( )

( )
{
Lagu Qaban doono Dagmada Maalinta Sabtiga Ee Taariikhdu Tahay 7/3/2026 March, ama 17/9/1447 H, Habeenka Axada waa dhafarkii
siyaarada Shiikheyna Sh Muxamad Sh: Xuseen Oo Kamid ah Mashaa.ikhdii Dalka Ku Faafiyen Diinta Islaamka Ayaa Waxaa Talaamiidiisa Ama Xirtiisa Kamid Ahaay
2 Shiikh Ee Waaweyn Oo Kala ah



Iyo Mashaa.ikh Kale Oo Fara Badan
Sido Kale Shiikheyna Shiikh Xusen Ayaa Asna Waxow Kamid Ahaay Talaamiida Ugu Waaweyn Ee Kawax Baratay Shiikheyna Waalidkeyna

Siyaarada Mashaa.ikda Oo Hal Maalin & Hal Cawo ah Ayaa Sida Caadada ah Waxaa Ladhigaa Sanad Kasto Waqtiyadaan Oo Kale
Ee Kaso Qeyb Gal Wanaagsan
Ama Si ah Ugala Scoda Page-Kaan

AlMashaaikh TV

25/02/2026

Shaacinta Siyaaratul Mashaa'ikh Oo Kala Ah Shiikh Maxamed Shiikh Xuseen iyo Wiikiisa Shiikh Xuseen Shiikh Maxmed Oo Lagu Qaban Doona Magaala Diimeedka Warshiikh

25/02/2026

Daahfurka Khidmooyinka Siyaarada Sheekh Macalin Axmed Aaboow Sheekh C/raxmaan Marwadiisa Khaliifada Batuula & Sheekh Nuur Mocalim Oo Galabta Ka Bilaabatay Warshiikh

Address

Nasiib Bunde Street
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AlMashaaikh TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to AlMashaaikh TV:

Share