13/08/2026
🕌 OGAYSIIS
Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan bulshada ku dhaqan Degmada Kaxda iyo nawaaxigeeda in Khudbadda Jimcadda ee bari , 14 -August l- 2026 ay ku saabsan tahay:
“ موضوع الخطبة: المسلمون بين ماضيهم الشريف وحاضرهم اليوم )”
🎙️ Khadiibka:
Sheekh Faarax Macalin Cumar
🤝 Mahadsanidiin.