مسجد الإمام مالك Masjidka Imaamu Maalik

مسجد الإمام مالك  Masjidka Imaamu Maalik Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from مسجد الإمام مالك Masjidka Imaamu Maalik, Mosque, Gubta-Ex warta nabada, Mogadishu.

🕌 Masjidka Imaamu Maalik
Ku tabaruc masjidka 🤲

🕌 مسجد الإمام مالك
ساهم في دعم المسجد

💳:
Salaam Bank: 38 5214 44
EVC: 611255506
eDahab: 621255506

🤍 جزاكم الله خيرًا

25/05/2026
22/05/2026

waxaan joognaa maalmihi ugu haboonaa
ee ka faaiideyso, waxna la bax

18/05/2026

MAALMAHAAN TOBANKA AH KA FAAIIDEYSO.

12/05/2026

أخي المسلم وأختي المسلمة : ساهم في بنائه.
wll ka qeyb qaado dhismaha masjidkaan

06/05/2026

كلمة البروف عن مسجد الإمام مالك ومرافقه المتعددة، ودعوته المحسنين للمساهمة في بنائه

03/05/2026

مسجد الامام مالك، هو مسجد جامع تحت التشييد في العاصمة مقديشو، ليغدو منارة للعلم والعبادة، وفي موقع استراتيجي فريد يقع على طريق رئيسي يمتد من الجنوب إلى الشمال ماراً أمام القصر الرئاسي، ومحاذيا أستاد العاصمة الكبير، وعابراً تقاطعات مهمة في العاصمة، وجدير بالذكر أن المسجد يضمّ مدرسة للتحفيظ، وقسم للنساء، ومرافق وقفية، ومكتبة علمية.
نسال الله أن يتممه على خير وبركة، وأن يلهم المحسنين اعتنام هذه الفرصة الغالية في هذه الأشهر المباركة، ليكون لهم أجر ا ينقطع، وسهم في بناء بيت من بيوت الله،
Masjidka Imaam Maalik waa masjid jaamac ah oo hadda dhismihiisu ka socdo caasimadda Muqdisho. Waxa uu ku yaallaa goob istaraatiiji, baahina loogu qabo, wuxuu saran yahay wadada dheer oo ka timaado xamar weyne soona marto madax-tooyada, falooransa, calikamiin, istadio muqdisho, ifka xalan.
Waxaana xusid mudan in masjidku raacsan yihiin : Dugsi quraan, machad sharci ah, qeybta gabdhaha, maktabad.
Waxaan ugu baaqeynaa muxsiniinta in ey ka qeyb qaataan sadaqadaan jaariga ah.
Salam bank : 38521444
Evc : 0611255506.
Edhaab : 0621255506

Address

Gubta-Ex Warta Nabada
Mogadishu
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مسجد الإمام مالك Masjidka Imaamu Maalik posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category