Xerta Macalin Madaxyare

Xerta Macalin Madaxyare Waa bogga saxda ah ee Xerta Macalin Madaxyare, Fadlan Like saar oo kamid noqo saaxibada nagu xeran.

25/06/2026
‎{ زِ يـا ر ةٌ بِـكَ  دَ وَا 🌼 قَـد فَـازَ مَـن بِها هَـوَي }‎{ وَكُلَّ خَيرٍ قَد حَوَى 🌼 يَـا شَيـخَـنَا ابـنَ عُمَـرَا...
20/06/2026

‎{ زِ يـا ر ةٌ بِـكَ دَ وَا 🌼 قَـد فَـازَ مَـن بِها هَـوَي }
‎{ وَكُلَّ خَيرٍ قَد حَوَى 🌼 يَـا شَيـخَـنَا ابـنَ عُمَـرَا }
‎{ زُ ر قَـبـرَهُ بِـنِـيَّــةٍ 🍀 تَـحـظَـى بِـعـفــوِ زَ لةٍ }
‎{ مِـن خَـالِقِ البَـرِيَّـةِ 🍀 بِفَـضـلِ شَيخْ مُحَمَـدِ }

𝐉𝐀𝐃𝐖𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐊𝐀𝐃𝐇𝐈𝐌𝐀𝐍 𝐙𝐈𝐘𝐀𝐀𝐑𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀
Dhamaan Axbaabta Ahlu Suna Wal Jamaaca Meel Kasto Ey Dunida Ka Joogaan Waxaa La Ogesiinayaa Loguna Bishaarenayaa In Ey Si Habsami Leh Uga Socdaan Dagmada #𝙒𝙖𝙧𝙨𝙝𝙞𝙞𝙠𝙝,

𝐻𝑂𝑊𝐿𝐴𝐻𝐴 & 𝐽𝐴𝐷𝑊𝐴𝐿𝐾𝐴 𝑆𝐼𝑌𝐴𝐴𝑅𝐴𝐴𝐷𝐾𝐴 𝐼𝑁𝑇𝐴 𝐷𝐻𝐼𝑀𝐴𝑁 𝑊𝐴𝐴 𝑆𝐼𝐷𝐴𝐴𝐴𝑁 𝑆𝑂𝑂 𝑆𝑂𝐶𝑇𝑂
(1) Qeybta 1_Aaad
𝗦𝗨𝗕𝗔𝗖𝗬𝗔𝗗𝗔 𝗤𝗨𝗥,𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔
Oo Afar Habeyn Socdeyn Ayaa Xalay Oo Jimca Eheed Taariikhduna Eheed 18/6/2026 M. Kuna Beganeed 3/1/1448 H, Lagu Soo Gabagabeyay Dhariixa Shiikheyna Caalimkii Weynaa Aaba 𝙎𝙝𝙞𝙞𝙠𝙝 𝙈𝙪𝙭𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙎𝙝 𝘾𝙖𝙗𝙙𝙞 𝙍𝙖𝙭𝙢𝙖𝙖𝙣 𝙎𝙝 𝘾𝙪𝙢𝙖𝙧 𝘼𝙡 𝘾𝙚𝙡𝙞𝙮𝙞 𝘼𝙡 𝙌𝙖𝙖𝙙𝙞𝙧𝙞𝙮𝙞,
(2) Qeybta 2_Aaad
𝗦𝗨𝗕𝗔𝗖𝗬𝗔𝗗𝗔 𝗤𝗨𝗥,𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔
Ayaa Caawa Oo Isniin ah Taariikhduna Tahay 25/6/2026 M, Kuna Began Tahay 4/1/1448 H, Kabilaawan doonto Dhariixa Shiikheyna Waalidkeyna Sheekhul Mashaa,ikh Aaba 𝙎𝙝𝙞𝙞𝙠𝙝 𝘾𝙖𝙗𝙙𝙞 𝙍𝙖𝙭𝙢𝙖𝙖𝙣 𝙎𝙝 𝘾𝙪𝙢𝙖𝙧 𝘼𝙡 𝘾𝙚𝙡𝙞𝙮𝙞 𝘼𝙡 𝙌𝙖𝙖𝙙𝙞𝙧𝙞𝙮𝙞, Waxaana La Soo Qatimi doonaa Habeynka Jimcaha Oo Ey Taariikhdu Tahay 24/6/2026 M, Kuna Began Tahay 10/1/1448 H,
(3) Qeybta 1 Aaad
𝗕𝗔𝗡𝗔𝗔𝗡𝗕𝗔𝗫𝗔 & 𝗗𝗛𝗔𝗙𝗔𝗥𝗧𝗔
SIYAARADA 27 AAD CAALIMKII WEYNAA
( 𝐀𝐀𝐁𝐀 𝐒𝐇 𝐌𝐔𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐒𝐇 𝐂/𝐑𝐀𝐗𝐌𝐀𝐍 𝐂𝐄𝐋𝐈 )
Galabta Jimcaha Oo Ey Taariikhdu Tahay 25/6/2026, Kuna Beegan Tahay 10/1/1448 H, Waa , Habeynka Waa ,

(4) Qeybtii 2 Aaad
𝗕𝗔𝗡𝗔𝗔𝗡𝗕𝗔𝗫𝗔 & 𝗗𝗛𝗔𝗙𝗔𝗥𝗧𝗔
SIYAARADA 46 AAD SHEEKHUL MASHAA.IKH

Galabta Axada Oo Ey Taariikhdu Tahay 27/6/2026, M, Kuna Began Tahay 12/1/1448 H, Waa Habeynka Waa Dhafartiisa
(5) 𝗞𝗛𝗔𝗧𝗠𝗢𝗢𝗬𝗜𝗡𝗞𝗔 𝗤𝗨𝗥,𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔
Oo Galab Walba La Aqriyo Wey Socdaan Iyadoo Subax Lo Warejin doono Subaxa Jimcaha Oo Ey Taariikhdu Tahay 25/6/2026, Kuna Beegan Tahay 10/1/1448 H, Waxaana Lasoo Qatimi doonaa Subaxa Isniinta Oo Ey Taariikhdu Tahay 28/6/2026, Kuna Began Tahay 13/1/1448 H, Subaxdaas Ayaana Lasoo Xeri doonaa Lana Soo Qatimi doonaa Siyaaraadka Mashaa.ikhdeyna, Insha Allaah Sidaas Ulasocda
KASO QEYB GAL WANAAGSAN
Hadii Alle Idmo Waxaa Si ah Ugala Socon dontaan, Page ka 𝗔𝗹𝗹𝘄𝗮𝗿𝘀𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵 𝗤𝗮𝗮𝗱𝗶𝗿𝗶𝘆𝗮 & Allwarsheekh Qaadiriya Tv kanzul qaadiriya xerta macalin madaxyare وبالله التوفيق
FADLAN GAREEYA AXBAABII FILAAH

18/06/2026

TOOS U DAAWO RAATIBKA KHAMIISLAHA EE XERTA MACALIN MADAXYARE

Address

30 Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xerta Macalin Madaxyare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share