28/10/2025
Manchester United ayaa isku diyaarinaysa inay Mainoo iyo Zirkzee ka hor istaagto inay baxaan suuqa January maadaama la filaayo in Amad Diallo iyo Mbeumo ay aadi doonaan xulkooda Cameroon iyo Ivory Coast si ay ugu matalaan tartanka AFCON.[Samuel Luckhurst]
-Khadar Ahmed Rabiile