Masjidka Salaama

Masjidka Salaama Masjidka Salaama wuxu ku yaallaa inta u dhaxeysa Baar-ubax iyo Daallo.

10/06/2022

Masjidka weli baahidiisa way taagantahay daaqadihii way dhimanyihiin rooggii wuu dhimnyhy makaroofankii iyo
sameecadihii way dhimanyihiin Nalalki iyo marwaaxadaha way dhimanyihiin walaalayaal ka qaybqaata uga qaybqaata 5 dollar iyo
wixii kabadan oo aad nafsaddaada iyo waalidkaa aad u baxsatto.
Daaqadaha
Marwaaxado iyo Nalal
Roogag
Makaroofan iyo Sameecado
*883*613777525*Lacagta # Puntland
*880*613777525*Lacagta # Somaliland

22/04/2022

$1 uga qeyb qaado dhameestirka Masjidka Salaama, wuxuu joogaa gabagabadii, waxaa harsan qeybta kore Daaqadihii,, Rooggii, Marwaaxadihii.
𝐀𝐛𝐮𝐮𝐫𝐨 𝐚𝐣𝐣𝐢𝐫 𝐤𝐮𝐮 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐨 𝐢𝐥𝐥𝐚𝐚 𝐐𝐢𝐲𝐚𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐚𝐥𝐢𝐝𝐤𝐚𝐚 𝐮 𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫.

27/01/2022

Masjidka weli baahidiisa way taagantahay daaqadihii way dhimanyihiin rooggii wuu dhimnyhy makaroofankii iyo
sameecadihii way dhimanyihiin Nalalki iyo marwaaxadaha way dhimanyihiin walaalayaal ka qaybqaata uga qaybqaata 1 dollar iyo
wixii kabadan oo aad nafsaddaada iyo waalidkaa aad u baxsatto.

Daaqadaha
Marwaaxado iyo Nalal
Roogag
Makaroofan iyo Sameecado

*883*613777525*Lacagta # Puntland

*880*613777525*Lacagta # Somaliland

Masjidka iyo dhismihiisa Halka uu soo maray Sanadkii uu socday
06/12/2021

Masjidka iyo dhismihiisa Halka uu soo maray Sanadkii uu socday

06/12/2021

$ 1 Dollar uga qeybqaado dhameestirka Masjidka Salaama,
32,00 oo qof oo bixisa 1 dollar ayaa dhameestiri karta Masjidka baahidiisa,
Share gareey oo faafi farriintaan si aad ajjir aan lasoo koobi karin aad uga hesho walaal.
Baarakallah, Alle hakaa aqbalo oo ha'u aqbalo waalidkii aad sadaqada u la baxday.

04/12/2021

Walaal ka qaybqaado dhameestirka dhismaha Masjidka Salaama, Baarubax.
Baahida Masjidka dhameestirikiisa waxaa ugu weyn Daaqadaha oo lagu qiimeeyay $32,000, daaqadaha Masjidku waa 87 daaqadood Jamaacada mar kale waxaan ugu baaqaynaa dhameeystirka Masjidka Salaama:
1 daaqad waa 367 dollar
Daaqad nuskeeda waa 184 dollar
Laxariir 0613777525

Address

Baarubax
Mogadishu
252

Telephone

+252613777525

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjidka Salaama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category