مـؤسـسة الشـيـخ عـثـمـان طـيـري

مـؤسـسة الشـيـخ عـثـمـان طـيـري مـؤسـسة الشـيـخ عـثـمـان طـيـري الـدراسـات والـعـلوم الإسـلامـيـة
الـعـلـم والأخـلاق والـسـلوك الاجـتـمـاعـي

07/06/2026

Bandhig cilmiyedka ardada مـؤسـسة الشـيـخ عـثـمـان طـيـري

11/05/2026

Waa fasalka ( ثاني الف ) oo Ka mid ah fasalada
مـؤسـسة الشـيـخ عـثـمـان طـيـري
Oo Kusubcinaaya kitaabka ( ألفية إبن مالك )

Ogeysiis fasax ramadaanka awgiis ah Waxa dib la,iskugu solaban doona malinta ciida malinta ku xigto haduu ilaah nabad na...
17/02/2026

Ogeysiis fasax ramadaanka awgiis ah
Waxa dib la,iskugu solaban doona malinta ciida malinta ku xigto haduu ilaah nabad nagu garsiyo

17/02/2026

Waxa xaflad si heer sara leh losoo agaasimay kadhacday مؤسسة الشيخ عثمان طيري
Xafladan oo laqabto sanad waliba waqtigan oo kale ayaa laqabtay sanadakan oo ah 2025-2026

Ardayda fasalka الثالث ب. Oo imtixan ku galay kitabka منهاج الطالبينDhamantoda guul ayaa u rajeynena insha allah
15/02/2026

Ardayda fasalka الثالث ب. Oo imtixan ku galay kitabka منهاج الطالبين
Dhamantoda guul ayaa u rajeynena insha allah

05/02/2026

Tartankii soo socoday mal malahan
Ayaa waxa ku guulestay fasalka الثالث ب
Kaasi oo ka qaday kobka fasalka
الاوال ج
Hambalyo Hambalyo sanad wacan i.a

29/01/2026

Waa tartan aqooneedka sanad dugsiyedka 2025-2026
Tartankaan oo laqabto sanad waliba waqtigan oo kale ayaa manta
tartamay labada Fasal oo Kala ah. الثاني بIyo الثالث ب
Ayaa waxa gusha racday fasalka الثالث ب
Hambalyo hambalyo ayaan lenahay

22/01/2026

Waa tartan aqooneedka sanad dugsiyedka 2025-2026
Tartankaan oo laqabto sanad waliba waqtigan oo kale ayaa manta
tartamay labada Fasal oo Kala ah. الفصل الأول ج Iyo الفصل الاوال ب
Ayaa waxa gusha racday fasalka الفصل الأول ج
Hambalyo hambalyo ayaan lenahay

14/01/2026

Waa tartan aqooneedka sanad dugsiyedka 2025-2026
Tartankaan oo laqabto sanad waliba waqtigan oo kale ayaa manta
Oo tarikhdu tahay 14/1/2026 tartamay labada Fasal oo Kala ah. فـصـل الثاني آلف. Iyo الثالث ب
Ayaa waxa gusha racday fasalka الثالث ب
Hambalyo hambalyo ayaan lenahay

10/01/2026

Waa subax sabti ah tarikhduna ay tahay 10/1/2026
Waa ardeyda fasalka الثاني ب
Oo kitabka لامية الأفعال imtixan kugalaya
Waxan u rajeyna dhamantoda guul insha allah

Address

Warshadaha
Mogadishu
252

Telephone

+252611226339

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مـؤسـسة الشـيـخ عـثـمـان طـيـري posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to مـؤسـسة الشـيـخ عـثـمـان طـيـري:

Share