Al Qaari Ahmed Abdi

Al Qaari Ahmed Abdi general

23/07/2023

suura al acraaf dhagayso oo ilaah idankii ajar hel wll

22/07/2023

shiikh Axmed al saciid

22/07/2023

danbigu qalbuga ayuu madoobeeya shiikh umul

19/07/2023

balantuu qaaday shaydaanku cajaa ib dhagayso wll kana faaidayso siina faafi jasaakallaah

18/07/2023

dar daaran ku socda qofkasta oo dhalin yaro ah wllky iyo wllshy bal igala faa idaysta khayrka fadlan wllkaana uga faaidee waad liibaynaysaa aduyn iyo aakiro insha allah

18/07/2023

qiso caasi waalid ila dhagayso wll siina faafi jasaakallaah khayr

18/07/2023

duco aad u qiima badan aamiin yaa rabbi

18/07/2023

micne bada ma leh aduunku aan ka faaidaysanno sheekha

rasuulku wyxuu yiri qofkii gurigiisa ka baxa isagoo is daahiriyey oo wayso qaatay wuxuu ajarka uu leeyahay qofka xaajiga...
18/07/2023

rasuulku wyxuu yiri qofkii gurigiisa ka baxa isagoo is daahiriyey oo wayso qaatay wuxuu ajarka uu leeyahay qofka xaajiga ah

wuxuu yiri wanaag badanihii luqmaan ina xakiim ahaa oo wiilkiisa u dar daarmaya wiilkaygiiyaw tawbada ha dib dhigin maxa...
18/07/2023

wuxuu yiri wanaag badanihii luqmaan ina xakiim ahaa oo wiilkiisa u dar daarmaya wiilkaygiiyaw tawbada ha dib dhigin maxaa yeeley geeridu waxay kuugu imaan kartaa kado ee markasta alle u toobad keen

17/07/2023

اسمعوا قول الله الشيخ منصور السالم

17/07/2023

Address

Mogadisho
Mogadisho
11122

Telephone

+252907635372

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Qaari Ahmed Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Al Qaari Ahmed Abdi:

Share