Dhismaha Masjidka jaamicaa ee Xinlebi

Dhismaha Masjidka jaamicaa ee Xinlebi Waa page ka rasmiga ah ee guddiga dhisaya masjidka jaamicaa ee xinlabi

17/03/2024

صل يا رب علي عالى الذري
سودد افضل من داس الثرى

20/02/2023

إِنَّمَا يَعْمُرُ مَسَٰجِدَ ٱللَّهِ مَنْ ءَامَنَ بِٱللَّهِ وَٱلْيَوْمِ ٱلْءَاخِرِ وَأَقَامَ ٱلصَّلَوٰةَ وَءَاتَى ٱلزَّكَوٰةَ وَلَمْ يَخْشَ إِلَّا ٱللَّهَ ۖ فَعَسَىٰٓ أُوْلَٰٓئِكَ أَن يَكُونُواْ مِنَ ٱلْمُهْتَدِينَ
قال رسول الله صلي الله عليه وسلم
«مَن بنى مسجدًا لله بنى الله له في الجنة مثله».

05/03/2021

Gudiga gacanta ku haya Dhismaha Masjidka jaamicaa ee Xinlebi ayaa ka warbixiyay halka uu marayo dhismaha masjidku. Waxey sidoo kale gudigu sheegeen in wali ey taagantahay baahidii masjidku.
Kala xiriir gudiga 0612300800 / +252612300800
Whatsapp wa.me/252612300800
Salaam Bank account 33127277
Mahadsanidiin.

03/02/2021

Gudiga culimada ah ee gacanta ku haya Dhismaha Masjidka jaamicaa ee Xinlebi ayaa ka qaabilay Daahir cabdulaahi qalab ey dad mutadawiciin ihi ugu talagaleen dhismaha masjidka.
Sheikh cabdinuur ayaa ka warbixinaya dhawaana culimada kale ayaanu soo galin doonaa
Insha Allah
Kala xiriir gudiga masjidka 0612300800 / +252612300800
Ama Whatsapp wa.me/252612300800
Salaam Bank account 33127277
Mahadsanidiin.

Asalaamu caleykum waalayaal haloogu deeqo masjidka qof walba waxa uu awoodo.Kala xiriir gudiga masjidka 0612300800    / ...
01/02/2021

Asalaamu caleykum waalayaal haloogu deeqo masjidka qof walba waxa uu awoodo.
Kala xiriir gudiga masjidka 0612300800 / +252612300800
Ama Whatsapp wa.me/252612300800
Salaam Bank account 33127277
Mahadsanidiin

As-salamu alaykum. I'm starting this page to raise funds to build a masjid in a small village i… Seynab NOOR needs your support for Xinlabi Masjib Fundraiser

01/02/2021

بسمالله
Wllayaal Diyaar garowgii u danbeeyay ayaa socda si loo shubo sagxadda hoose ee Masjidka kaqeyb qaadasho.
Kala xiriir gudiga masjidka
00252612300800
Whatsapp wa.me/252612300800
Salaam Bank account 33127277
Mahadsanidiin.

بسم اللهDhawaan waxaa bilaabanaya shubkii hoose ee Dhismaha Masjidka jaamicaa ee XinlebiKala soo xiriir +252 612300800Am...
01/02/2021

بسم الله
Dhawaan waxaa bilaabanaya shubkii hoose ee Dhismaha Masjidka jaamicaa ee Xinlebi
Kala soo xiriir +252 612300800
Ama Whatsapp wa.me/252612300800
Salaam Bank account 33127277
Mahadsanidiin

23/12/2020

من بنا مسجدا لله بنا الله له بيتا في الجنٌة qofkii masjid ilaah dartiis udhisa ilaaheybaa janada hooy uga dhisa

01/12/2020

Howsha masjidku waxey mareysaa shubkii koobaad.
Fadlan ka qeyb qaado dhismaha masjidka.
Gudiga kala xiriir 00252612300800
Ama raac link ga wa.me/251612300800

21/02/2020

Kala xiriir gudiga masjidka 0612300800 / +252612300800
Ama Whatsapp wa.me/252612300800

Wll kaqeyb qaado Dhismaha Masjidka jaamicaa ee Xinlebi waxey kuu noqoneysaa keyd aduun iyo aakhiroba.Kala xiriir gudiga ...
21/02/2020

Wll kaqeyb qaado Dhismaha Masjidka jaamicaa ee Xinlebi waxey kuu noqoneysaa keyd aduun iyo aakhiroba.
Kala xiriir gudiga masjidka 0612300800 / +252612300800
Ama Whatsapp wa.me/252612300800
Mahadsanidiin

Address

Xinlabi
Hobyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhismaha Masjidka jaamicaa ee Xinlebi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category