Masjid Al-waxyayn Hargeisa

Masjid Al-waxyayn Hargeisa Waa boga rasmiga ee masjid Al-waxyayn ee magaalada Hargaysa

๐Ÿ•Œ ุฎุทุจุฉ ุงู„ุฌู…ุนุฉ : ุชุนู„ูŠู…ู†ุง ูˆุฌูŠู„ ุงู„ู…ุณุชู‚ุจู„๐Ÿ“ููŠ ู…ุณุฌุฏ ุงู„ูˆุญูŠูŠู† ู‡ุฑุฌูŠุณุง๐ŸŽ™ุงู„ุฎุทูŠุจ : ุงู„ุดูŠุฎ ุฃุญู…ุฏ ุนุจุฏุงู„ู„ู‡ ุขุฏู… ( ุดุนุจุงู† )
30/07/2026

๐Ÿ•Œ ุฎุทุจุฉ ุงู„ุฌู…ุนุฉ : ุชุนู„ูŠู…ู†ุง ูˆุฌูŠู„ ุงู„ู…ุณุชู‚ุจู„
๐Ÿ“ููŠ ู…ุณุฌุฏ ุงู„ูˆุญูŠูŠู† ู‡ุฑุฌูŠุณุง
๐ŸŽ™ุงู„ุฎุทูŠุจ : ุงู„ุดูŠุฎ ุฃุญู…ุฏ ุนุจุฏุงู„ู„ู‡ ุขุฏู… ( ุดุนุจุงู† )

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan walaalaha jecel barashada cilmiga shareecada in uu bilaabanayo Kitaabka 3aad ee Taxanah...
30/07/2026

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan walaalaha jecel barashada cilmiga shareecada in uu bilaabanayo Kitaabka 3aad ee Taxanaha Caqiidada, kaas oo ah:
๐Ÿ“– ุณูู„ู‘ูŽู…ู ุงู„ูˆุตูˆู„ ุฅู„ู‰ ุนู„ู… ุงู„ุฃุตูˆู„
๐ŸŽ™ Sh.Axmed Cabdillaahi Aadan ( Shacbaan )
๐Ÿ“ Masjid Al-Wuxayiin
๐Ÿ“… Taariikhda : 01/08/2026
๐Ÿ“• Maalmaha: Sabti ilaa Isniin
โฐ๏ธ Waqtiga: Salaadda Maqrib Kadib

24/07/2026

Zamankan Aynu Joognaa Zamankii Fitanka Ah

Qayb Ka Mid Ah Khudbaddii Jimcaha

11/07/2026

Marba si baad na odhanaysaan miyaa !!! sheeko cajiiba.

09/07/2026

Waxa Yareeyay Casuumadaha Waan Is Kallifnaa !

Khudbadda Jimcaha : Masjidka Al-Waxyayn
26/06/2026

Khudbadda Jimcaha : Masjidka Al-Waxyayn

12/06/2026

Mahadnaqa Ilaahay | Khudbadii Jimcaha | Dr.Sh Mohamed Abib Hassan

03/06/2026

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.

Waxa hadda na soo gaadhay geerida naxdinta badan ee ku timi walaalkeen Axmed Ismaaciil, oo ah Mu'addinka Masjid Al-Waxyeyn Aabihii

Waxaan Alle SWT uga baryaynaa inuu marxuumka naxariistiisa janno ka waraabiyo, dembigiisana dhaafo, qabrigiisana u waasiciyo, kana dhigo kuwa ku negaada Jannatul Firdowsa.

Sidoo kale, waxaan Alle uga baryaynaa ehelkii, qaraabadii, asxaabti, iyo dhammaan shacabka uu ka baxay inuu ka siiyo samir iyo iimaan, qalbiyadoodana sugo xilligan adag.

Ilaahay ha u naxariisto marxuumka, samir iyo iimaanna ha innaga wada siiyo. Aamiin.

22/05/2026

Fadliga 10-Ka H**e Ee Dul-Xijja | Dr.Sh Mohamed Abib Hassan

22/05/2026

Ducada Maalinta Carafa | Dr.Sh Mohamed Abib Hassan

Address

Airport Road
Hargeisa

Telephone

+252634788890

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjid Al-waxyayn Hargeisa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category