26/08/2021
Asalaamu calaykum waraxma tullahi wa barakaatu.
Marka h**e alle ayaa mahadleh,kadib waxaan ka hadlayaa dhawr qodob oo aan kaga hadli doono sababaha loo xidhay coldoon.
Dhawaan bay ahayd markii xabsiga loo taxaabay samefale C.maalik Sh.Muuse Coldoon sabaha loo xidhay waxay ahayd:
1.Si aanu bulshada indhaha ugu kala furin waayo hadii bushadu baraarugto ma jirayaan arimahasi waana sababta loo xidhay.
2.Si aanay haayadaha siyaasiyiinta quudiyaa dhana faafiya dhaqan xumada iyo kiristanka aanay uga huleelan somaliland.
3.Hadii coldoon aan la xidhilahayn siro culusbaa uu soo faqayaa boogtana gacantuu galinayaa.
Madaxwayne biixi waxa uu udifaacayaa waa in aanay ka hoos bixin haayadahu.
Coldoon waxa uu ka hadlay xaq manay ahayn in la xidho waayo dimuqraadinamadu waxay leedahay xoriyqtul qawl,hadii kale madaxwayne biixi ha ka tanaasulo dimuqraadinimada.
# Free Coldoon