01/10/2021
Ogaysiis,
Dhamaan Bulshada ku dhaqan xaafadda New Hargaysa waxaanu ogaysiinaynaa in laga bilaabayo masjid Suldaan Maxamed (Maamuus)
kitaabka fatxul baariga ee sharaxaadda saxiixul bukhaari, oo uu dhigayo Sheekh Cawil faatix shire.
Casharku waxa uu bilaabmayaa Salaasada 05/010/2021
Salaadda maqrib ka dib.
Halaga faaidaysto.