08/03/2026
HORN RESEARCH AND CONSULTING
Horn Research & Consulting is a professional research and consulting firm based in Hargeisa, Somaliland, dedicated to supporting students, researchers, institutions, and organizations in the horn of Africa especially Somalis, with high-quality research services.
The firm specializes in research mentorship, data analysis, academic writing support, and digital data collection.
Our mission is to transform ideas and raw data into meaningful insights that support informed decisions, academic success, and institutional development.
Through expert guidance, practical training, and reliable research solutions, Horn Research & Consulting helps individuals and organizations produce impactful, credible, and well-structured research.
๐ Hargeisa, Somaliland
๐ +252 636 011 888
๐ง [email protected]
...Version Somali...
Horn Research & Consulting waa xarun cilmi-baaris iyo la-talin xirfadeed oo xarunteedu tahay Hargeysa, Somaliland, taas oo u heellan taageeridda ardayda, cilmi-baarayaasha, hayโadaha iyo ururrada u baahan adeegyo cilmi-baaris oo tayo sare leh ee ku sugan geeska africa, gaar ahaan gayiga Soomaalida.
Xaruntu waxay si gaar ah diiradda u saartaa hagidda cilmi-baarista, falanqaynta xogta, ka-caawinta qorista cilmi-baarista, iyo samaynta hababka casriga ah ee ururinta xogta (digital data collection).
Hadafka xaruntu waa in fikradaha iyo xogta ceeriin loo beddelo faham iyo natiijooyin qiimo leh oo gacan ka geysta goโaan-qaadasho sax ah, guusha tacliimeed, iyo horumarinta hayโadaha.
Iyadoo la adeegsanayo khibrad, hagid wax-ku-ool ah, tababbarro iyo xalal cilmi-baariseed oo la isku halayn karo, Horn Research & Consulting waxay ka caawisaa shakhsiyaadka iyo hayโadaha inay soo saaraan cilmi-baaris tayo leh, la isku halayn karo, isla markaana habaysan.
F.g: Xaruntu waxa ay u furantahay gayiga Soomaalida iyo guud ahaan geeska Africa.
๐ Hargeysa, Somaliland
๐ +252 636 011 888
๐ง [email protected]