21/07/2026
Machadu Sunnah - Garoowe ee barashada shareecada islaamka iyo luuqadda carabiga waxa uu bulshada Garoowe iyo nawaaxigeeda ugu bishaaraynayaa inay furan tahay is-diiwaangelinta sannad dugsiyeedka 2026/2027.
Diinwaangelintu waxay ka socotaa xafiiska machadka.