Masjid Sh cabdinaasir Xaaji axmed

Masjid Sh cabdinaasir Xaaji axmed Waa degelka rasmiga ah ee masjidka Sh Cabdnaasir Xaaji Axmed, kala soco muxaadarooyinka iyo khudbadaha masjidka, mahadsanid.

Muxaadaro muhiima ayaa caawa inooga jirta Masjid Sh Cabdinaasir (AHUN).Ka soo qeyb gal wanaagsan.Dar-Daraan ku socda qof...
13/11/2025

Muxaadaro muhiima ayaa caawa inooga jirta Masjid Sh Cabdinaasir (AHUN).
Ka soo qeyb gal wanaagsan.

Dar-Daraan ku socda qofka cilmiga diiniga ah barashadiisa ku hawlan.

Sh Maxamuud Maxamed Xaliike.

๐Ÿ“ŒOgeysiis Muhiim ah.Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan walaalaha Muslimiinta ah in Masaajidka [Sh Cabdinaasir X Azmed] lag...
15/10/2025

๐Ÿ“ŒOgeysiis Muhiim ah.

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan walaalaha Muslimiinta ah in Masaajidka [Sh Cabdinaasir X Azmed] laga bilaabi doono Xalaqo cilmi ah oo ku saabsan Naxwaha Carabiga (Qawaacidda luqadda Carabiga).

๐Ÿ•ฐ Waqtiga bilaabashada: [16/10/2025, galab khamiis ah salaadda casar kadib.

Darsiga waxaa la dhigan doonaa galbaha/Khamiisaha,iyo Jimcaha.

๐Ÿ“ Goobta: Masaajidka Sh Cabdinaasir X Axmed( I H U N )
๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ Casharrada waxaa bixin doona:Sh C/raxmaan Maxamed Xuseen (Naxwe).

Khudbda jimcaha: Dhalinyarada iyo Tahriibka.Sh Ibraahim Jaamac.
30/05/2025

Khudbda jimcaha: Dhalinyarada iyo Tahriibka.
Sh Ibraahim Jaamac.

Khudbadii Jimcaha ee maanta Masjidka Sheekh Abdinaasir ee ku yaalla Caasimadda SSC-Khaatumo laga jeediyay khudbad muhiim...
11/04/2025

Khudbadii Jimcaha ee maanta Masjidka Sheekh Abdinaasir ee ku yaalla Caasimadda SSC-Khaatumo laga jeediyay khudbad muhiim ah oo lagu xoojiyay masโ€™uuliyadda qof kasta oo bulshada ka tirsan iyo doorka laga sugayo ee ku aaddan sugidda amniga iyo nabadgelyada guud.

Khudbadda ayaa lagu sheegay in aan la eegin oo kaliya laamaha amniga, balse loo baahan yahay in dadweynuhu ay muujiyaan garab istaag, feejignaan, iyo hogaansanaan dhameystiran oo la xiriirta amarrada iyo tilmaamaha hayโ€™adaha ammaanka.

Waxaa sidoo kale lagu booriyay bulshada in aysan u arkin amniga masuuliyad cid gaar ah saaran, balse ay tahay hawl wadaag ay dhammaan dadka deegaanka u siman yihiin. wada shaqeynta shacabka iyo laamaha ammaanka.

Waxaa si toos ah uga socda masaajidka,duruustii bixi jirtey bisha barakaysan ee ramadaan.Darsiga koowaad,waa kitaabka "S...
03/03/2025

Waxaa si toos ah uga socda masaajidka,duruustii bixi jirtey bisha barakaysan ee ramadaan.
Darsiga koowaad,waa kitaabka "Siirada Rasuulka" ee imaam Annawawii,ka labaadna waa,"Tafsiirka Jus Camma"

Khayrka hallaga faai'daysto,duruustaana wixii faai'da doon ahi ha soo xaadiraan.

ุงู„ู„ู‘ู€ู‡ู…ู‘ ุจู€ู„ู‘ู€ุบู€ู†ู€ุง ุฑู…ู€ุถู€ุงู†.๐ŸŒ™๐ŸŒ™
28/02/2025

ุงู„ู„ู‘ู€ู‡ู…ู‘ ุจู€ู„ู‘ู€ุบู€ู†ู€ุง ุฑู…ู€ุถู€ุงู†.๐ŸŒ™๐ŸŒ™

ุดู‡ูŠู‰ู€ุฏ ุงู„ู€ุฏู‘ุนู€ูˆุฉ// ุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡.
22/02/2025

ุดู‡ูŠู‰ู€ุฏ ุงู„ู€ุฏู‘ุนู€ูˆุฉ// ุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡.

18/02/2025
Berri Galab & Masjid Sh C/naasir.Sh Muxammed Barre Cali.
01/08/2024

Berri Galab & Masjid Sh C/naasir.

Sh Muxammed Barre Cali.

Fadhiyada noocan oo kale ah waa lama helaan,markaa bulshada ku dhaqan magaalada laascaanood waa in ay ka faai'daystaan.g...
19/07/2024

Fadhiyada noocan oo kale ah waa lama helaan,markaa bulshada ku dhaqan magaalada laascaanood waa in ay ka faai'daystaan.

galabta iyo masaajidka Sh C/naasir.

Sh Maxamed Barre Cali.

Address

LasAnod Main Road
Garoowe

Telephone

+252634928761

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjid Sh cabdinaasir Xaaji axmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share