Masjidka Al-casiis Gaalkacyo مسجد العزيز

Masjidka Al-casiis Gaalkacyo مسجد العزيز halkani waa pageka rasmiga ah ee masjidul casiis kasologutagalagalay kusogudbinta durusta.

Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun waxaa saaka aroorohii geeriyooday xaaji  Abdiwali hersi liibaan oo kamid ahaa jamaa...
10/08/2026

Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun waxaa saaka aroorohii geeriyooday xaaji Abdiwali hersi liibaan oo kamid ahaa jamaacada masaajidka ku xiran sidoo kale ahaa arday casharada bacdal maqrib baxa wax ka dhagaysta, waxaa uu kursigaas uu ku fadhiya ku dhamaystay tafsiirka quraanka oo mar dhaw la khatimay, sidoo kale xalay oo udanbaysay wuxuu Joogay oo wax kaqaatay casharkii Riyaadu saalixiinka, waxaan eebbe uga baryeynaa inuu naxariistii jano ku galado, qabrigiisana uga dhigo beer beeraha jamada kamid ah. Uduceeua walaalayaal marxuumka.

01/08/2026

Allaha bara keeyo shiikh c/shakuur waxa uu ka had lay waa arin xaqiiq ah oo jirta war halaga fogaado alle wax cara galinaya

Ogaysiis, BishaaroWaxaa la bilaabayaa kitaabada kala ah سفينة النجا iyo مئة الحديث , waxaa la bilaabayaa habeen danbe, B...
31/07/2026

Ogaysiis, Bishaaro

Waxaa la bilaabayaa kitaabada kala ah
سفينة النجا iyo مئة الحديث , waxaa la bilaabayaa habeen danbe, Bacdal-Cishe
Waxaa haboon inaan dhamaanteen faaidaysano waqtigana ka faa'iidaysano

Goobta:Masjidka Alcasiis
Waqtiga:Bacdal-cishe
Taariikha:1/8/2026

Khudbada bari hadii alle idmo waxeey ka had leeysaa Dilku  waa sababta halaagga iyoburburka, halka dib u heshiisiintuna ...
25/06/2026

Khudbada bari hadii alle idmo waxeey ka had leeysaa Dilku waa sababta halaagga iyo
burburka, halka dib u heshiisiintuna
Ey tahay sababta bad baa dada iyo guusha. Waxaa noo Soo jeedin doona insha allah sh/C/shakuur sh/Daahir

05/06/2026

Qaybta Koowaad ee Khudbada Jimcaha Maanta Qaybta koowaad ee khudbada maanta, , waxay ka had leey say ilmaha ku dhasha sinada (wacal) iyo xuquuqda uu ku leeyahay hooyda allaha barakeeyo Sheekh Cabdishakuur

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.Walaalayaal, khudbada Jimcaha ee berri, haddii Alle idmo, waxay taaban do...
04/06/2026

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Walaalayaal, khudbada Jimcaha ee berri, haddii Alle idmo, waxay taaban doontaa arrimo xasaasi ah oo muhiim u ah ummadda Muslimiinta, gaar ahaan fitnada iyo qalalaasaha ka socda Soomaaliya, saamaynta ay ku leeyihiin diinta, bulshada, iyo midnimada

22/05/2026

Alle baa mahadu usuk naatay noo dhameeyay kutub taan

اللَّهُمَّ اغْفِرْ لَهُ وَارْحَمْهُ، وَعَافِهِ وَاعْفُ عَنْهُ، وَأَكْرِمْ نُزُلَهُ، وَوَسِّعْ مُدْخَلَهُ، وَاغْسِلْهُ بِ...
22/04/2026

اللَّهُمَّ اغْفِرْ لَهُ وَارْحَمْهُ، وَعَافِهِ وَاعْفُ عَنْهُ، وَأَكْرِمْ نُزُلَهُ، وَوَسِّعْ مُدْخَلَهُ، وَاغْسِلْهُ بِالْمَاءِ وَالثَّلْجِ وَالْبَرَدِ، وَنَقِّهِ مِنَ الذُّنُوبِ
وَالْخَطَايَا كَمَا يُنَقَّى الثَّوْبُ الْأَبْيَضُ مِنَ الدَّنَسِ.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelkii, qaraabadii, ardaydii iyo ummadda Soomaaliyeed geeridii ku timid
Shiikh Daa’uud Allaha u naxariisto.
Ehelkiisii gaar kaa haana samir allaha kasiiyo

28/03/2026

Message
Asalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh

Ogeysiis Muhiim ah

Caawa oo habeen Axad soo galeysa, haddii Alle idmo waxaa dib noogu bilaaban doona Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah.
Goobta: Masjidka Al-Casiis
Xilliga: Bacdal Maghrib caawa
Taariikhda: 28 Maarso 2026
Ku soo dhowaada dhammaan walaalaha khayrka jecel, si aan uga faa’iidaysanno kalimada Alle. Shiikheena allaha barakeeyo shiikh mursal shire
Jazaakumullaahu Khayran.

19/03/2026

Address

Galkio
Gaalkacyo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjidka Al-casiis Gaalkacyo مسجد العزيز posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share