06/05/2026
Waxaa la ogeysiinayaa bulshada ku dhaqan magalada Galkacaho in laga bilaabi doono Masjid xaaji maxamuud Gaalkacyo Duruus cilmiga Aadaabta iyo Akhlaaqda ah .
Waxayna socon doontaa habeenada :
Jimcaha
Sabtiga
Axada
Waxaa akrinaya Dr: axmed shekh xuseen
Ka faa,ideysi wacan.