Asalka Suldanada Soomalida

Asalka  Suldanada Soomalida the Originate of Somali Sultanate

20/10/2024

Yaabkaan bal eegga?

19/10/2024

Sawirkaaga lottery-ga intaad xaraynin la soo deg Appkan hadaad Iphone sidatid ama Samsung labadaba waad ka helaysaa.
Waxaad ku check karayn kartaa sawirkii loo baahnaa ma yahay mise maaha hadii tickta wada saaro waa OK hadii X saarana ku noqo mar kale.

Website kan kala deg appka.
https://dvlottery.me/dv-lottery-photo-checker

10/09/2024

PUNTLAND:Magaalada Qardho, waxa lagu soo warramayaa in lagu afduubtay Maamulihii shirkadda Amal xafiiskeeda magaaladaasi, Yuusuf Dheere, tani oo loo aanaynayo in ay daba socoto afduubkii xalay Boosaaso ee Wakiilka Shirkadda dhisaysa Garoonka Diyaaradaha, Eng.Cabdirashiid Yaasiin Geesood.

07/09/2024
Xaruntii Suldanadii ugu horeysay geyiga Soomalida, waxa talin jiray oo Suldaan ahaa Suldaan dhiin.
06/09/2024

Xaruntii Suldanadii ugu horeysay geyiga Soomalida, waxa talin jiray oo Suldaan ahaa Suldaan dhiin.

Khariiradani waa qorshe siyaasadeedkii Asalka Saldanada Soomaliada.
03/09/2024

Khariiradani waa qorshe siyaasadeedkii Asalka Saldanada Soomaliada.

Address

Somali Protectorate
Erigavo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asalka Suldanada Soomalida posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category