Quruxda Islaamka

Quruxda Islaamka Ardaa soo bandhiga sheekooyin iyo muuqaalo khuseeya Diinta Islaamka iyo quruxdeed.

Qiso Gaaban:Wuxu yidhi “Berri baan toobad keeni doonaa”, wuu seexday habeenkii huradiina k**a soo kicin!
30/10/2025

Qiso Gaaban:

Wuxu yidhi “Berri baan toobad keeni doonaa”, wuu seexday habeenkii huradiina k**a soo kicin!

Maalinta uu qof nafsad ahaan u dhinto, waa marka uu ILAAWO, ka jeesto dhabarkana u duwo DIKRIGA EEBBE. Qofka muslimka ah...
03/08/2025

Maalinta uu qof nafsad ahaan u dhinto, waa marka uu ILAAWO, ka jeesto dhabarkana u duwo DIKRIGA EEBBE. Qofka muslimka ah waxaa ku filan in uu subaxdii akhriyo adkaarta subaxa, galabta sidoo kale meeriyo, isaga oo aan kaaga tegayn tasbiixda xilliyada u dhexeeya. Waa wax fudud WAARDIYE weyn kuu ah.

Waa hubaal la tijaabiyey naf iyo maalba in ay kuugu ilaashamayaan dhawristoodu. Haddii aad ka yara mashquushay hadda fursad baa haysataa. Samee wax aad mar walba ku xusuusan karto sida tusbax ama Kitaab kaa ag dhow.

Ilaahay hana waafajiyo. NAFTA DAAHIRKA AH AYAA KA HORREYSA JIRKA DAAHIRKA AH!

WQ: Xoosh Docol

Ilaahayoow waad i karaameysee adigaa mahad leh,Ilaahayoow waad i asturtaye adigaa mahad leh,Ilaahayoow waad i karaameyse...
02/08/2025

Ilaahayoow waad i karaameysee adigaa mahad leh,

Ilaahayoow waad i asturtaye adigaa mahad leh,

Ilaahayoow waad i karaameysee adiaa mahad leh,

Ilaahayoow waad i risiqdaye adigaa mahad leh,

Ilaahayoow waad i caafidee adigaa mahad leh,
….

Maxaa kuu muuqday qacdii h**e ee aad isha ku dhufatay sawirka? Dhib ma leh, wax kastaba ha kuu muuqdaane xasuusnoow in d...
30/07/2025

Maxaa kuu muuqday qacdii h**e ee aad isha ku dhufatay sawirka?

Dhib ma leh, wax kastaba ha kuu muuqdaane xasuusnoow in dhammaan makhluuqa Alle Rabigooda abuurtay xusaan oo tasbiixsadaan. Markaas waa hubaal in laamiga, dhagaxda yaryar iyo buurtuba rabbigooda xusayaan oo tasbiixsanayaan. Alle SWT wuxu yidhi:

“Ma jiro shay kownkan kor saaran, haddii uu jiro wuu tasbiixsanayaa oo u mahadnaqaya (Rabbigii) laakiin ma fahmaysaan tasbiixdooda….

وَإِنْ مِنْ شَيْءٍ إِلَّا يُسَبِّحُ بِحَمْدِهِ وَلَٰكِنْ لَا تَفْقَهُونَ تَسْبِيحَهُمْ ۗ إِنَّهُ كَانَ حَلِيمًا غَفُورًا


Xus rabigaa oo tasbiixso. Ku salli nabi Muxammad SCW.

Ballanqaad ayaad ka haysataa Weynaha kownka maamula: Isaga ayaa fududayn doona arrimaha kugu cuslaaday. Yara samir.
30/07/2025

Ballanqaad ayaad ka haysataa Weynaha kownka maamula: Isaga ayaa fududayn doona arrimaha kugu cuslaaday. Yara samir.

Alle waxba kuma adkaadaan! “Hadduu shay doono wuxu dhahaa ahoow wuuna ahaadaa!” Isaga aan xagiisa u cararno.
27/07/2025

Alle waxba kuma adkaadaan! “Hadduu shay doono wuxu dhahaa ahoow wuuna ahaadaa!” Isaga aan xagiisa u cararno.

Aamiin yaa Allah
27/07/2025

Aamiin yaa Allah

20/07/2025

Booqashada qofka buka ee walaalkaa Muslimka ah - Sheekh Xaliike

Aamiin yaa Qaadir!
20/07/2025

Aamiin yaa Qaadir!

Aamiin yaa Allah.
20/07/2025

Aamiin yaa Allah.

19/07/2025

Address

Burco

Telephone

+252659704395

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Quruxda Islaamka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share