Cilaajka Dibbu-Raxmaan

Cilaajka Dibbu-Raxmaan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cilaajka Dibbu-Raxmaan, Tuwali, Bur `ó.

07/06/2025

Sh Jamac Wadad OO KABILAABI DOONA ISKU DAA WAYNTA QUR;AANKA IYO SUNADA NEBIGA SCW IYO DAAWOOYINKA DABIICIGA AH GOBOLKA AWDAL GAAR AHAAN BOORAME XARUNTU WAXAY KUTAAL ISGOYSKA DHIGTA WADADA XAGA SHEEDDHEER ULAABATA KALA XIDHIIDH 0634312591
0659333245

15/10/2024

Daawo cajiiba

04/10/2024
30/09/2024

DURUUSTII SODON QISO OOKUSUGNAADAY CARABKA NEBI MUXAMED XALQDII LABAATANAAD 20 AAD WANAAGA OOLAGU YEEDHO WAADARIIQA JANADA
SH JAAMAC WADAAD

25/09/2024

ku soo dhawaada Dibbu-Raxmaan #
Waxa loogu bushaaraynayaa dhamaan bulsho waynta kunool hargaysa iyo nawaaxigeeda
inuu shaqda isku daawaynta quraaanka iyo dawooyinka dabiiciga ah idiinka bilaabay #
Oo aqoon dheeraada uleh xanuunada ish, jinka, sixirka, umu sibyaanta iyo xanuuno kale oo badan hadaba hadii aad ka cabanayso ama aad iskaga shakisantahay inay xanuunadan ku hayaan h**e u soo gaar xaruunteena oo hargesa ku taala ama nagala soo xidhiidh numberadan hoose .
fiiro gaara hadii ay jirto cid aan iman karin xaruunta oo uu xanuun jeefiyay ama gabaw sheekhu waxa uu kugu iman karaa gurigaaga oo uu kugu dawan karaa allah idamkii .
wixii faahfaahina ee dheerada fadlan nagala soo xidhiidh numberadan hoose
0634312591
0634664299

0634312591
25/09/2024

0634312591

22/03/2024

Su'aasha maanta
Kumu aha saxibigii ugu danbeyay ee geeriyooda alle haka rali ahade

اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة ورضاكـ والجنة🤲
22/03/2024

اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة ورضاكـ والجنة🤲

17/03/2024

Waa Hooyo Soomaaliyeed oo dhibaataysan ee Caawi hana dhaafin ee sii faafi

11/02/2024

ku soo dhawaada Cilaajka Dibbu-Raxmaan
Waxa loogu bushaaraynayaa dhamaan bulsho waynta kunool hargaysa iyo nawaaxigeeda
inuu shaqda isku daawaynta quraaanka iyo dawooyinka dabiiciga ah idiinka bilaabay jaamac wadaad #
Oo aqoon dheeraada uleh xanuunada ish, jinka, sixirka, umu sibyaanta iyo xanuuno kale oo badan hadaba hadii aad ka cabanayso ama aad iskaga shakisantahay inay xanuunadan ku hayaan h**e u soo gaar xaruunteena oo hargesa ku taala ama nagala soo xidhiidh numberadan hoose .
fiiro gaara hadii ay jirto cid aan iman karin xaruunta oo uu xanuun jeefiyay ama gabaw sheekhu waxa uu kugu iman karaa gurigaaga oo uu kugu dawan karaa allah idamkii .
wixii faahfaahina ee dheerada fadlan nagala soo xidhiidh numberadan hoose
0634312591
0634664299

Address

Tuwali
Bur `Ó

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

634664299

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cilaajka Dibbu-Raxmaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share