Faqiih media

Faqiih media Bar ama baro, Faafi ama dhageyso

*Oagysiis*Sidii horeyba loo iclaamiyey caawa oo Habeen jamcaa taariikhduna kubeegan thy 29.10.2020 .  Waxaa bacdal makhr...
29/10/2020

*Oagysiis*

Sidii horeyba loo iclaamiyey caawa oo Habeen jamcaa taariikhduna kubeegan thy 29.10.2020 .

Waxaa bacdal makhrib masjid dareyle bosaso kabi laamanaya

*Barnaamijkii fataawada* Ee Weydii Sheekha,
Su.aalaha iyo jawaabaha hebeenka
Jumcaha sogalijirey ah.

Ee Nosoo jeedin jirey {Sheekh maxamed macalin}

Kasoo qayb gal wacan mahad sanidiin

*Ogaysiis muhiima*Dhamaan bulsha weynta jecel  barashada cilmiga shareecada islaamka.Waxaa dib ubilaamaya maalinta sabti...
02/10/2020

*Ogaysiis muhiima*

Dhamaan bulsha weynta jecel barashada cilmiga shareecada islaamka.

Waxaa dib ubilaamaya maalinta sabtida ah ee taariikhdu ku beegan tahay 10.10.2020 Dhamaan Kutubtii Sheekh maxamed Macalin Axmed Nooga kala Akhrin jirey masjid Dareyle iyo masjid rashiid Bosaso

Wixii faah faahina fadlan sawirka hoose ka akhriso.

Waxaa kale oo idin xasuusinanaa
Kitaabka labada maalin ee talaadada iyo arbacada la akhrin jirey qablal dubur in loo badaley, bacdal maqrin laguna darey khamiistaa
⬇️

Address

Bosaso
ISGOYSKAGAACA

Telephone

+252907116942

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faqiih media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Place Of Worship

Send a message to Faqiih media:

Share