05/07/2026
Alxamdulillaah, waxaa si guul leh u soo dhammaatay doorashadii مؤسسة جيل القرآن - Jiilul Al-Qur'aan. Waxaan u hambalyeynaynaa dhammaan Gudoomiyaha Iyo Xoghaya Cusub
𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞:𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐟𝐞 𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐢𝐫
Iyo
𝐗𝐨𝐠𝐡𝐚𝐲𝐞: 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐌𝐚𝐡𝐝𝐢 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢
Alle (SWT) uga baryaynaa inuu ku garab galo xilka loo doortay, kana dhigo mid khayr iyo horumar u horseeda Mu'asasada.
اللهم بارك لهم ووفق