Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta ee G/Awdal

Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta ee G/Awdal page ka rasmiga ah ee W.Diinta iyo Awqaafta ee G.Awdal

16/06/2026
15/06/2026

Tababrkan ishraafayso wasaarada Diiata iyo Awqaafta somaaliland ee Gobolka awdal
Waxana loo qaban doonaa macalimiita madaarista qur aanka kariima ah

06/06/2026

Waxa jimcihii inasoo dhaafay laga daah furay magaalada masjidka wayn ee tabliiqa waxana furitaan ka si hogaaminayay Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Jamhuurida somaaliland ee Heer qaran Iyo Heer Gubolba.

06/06/2026

Agaasimaha guud ee Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Jsl,Sh Ayaanle Xassan Axmed oo uu weheliyo Isuduwaha wasaarada Diinta Iyo Awqaafta ee Gobolka,
Awdal Sh Maxamed Sh Cismaan,ayaa kormeeray xarunta Hiil Qur'aan qaybteeda Borama.


Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta ee G/Awdal

Address

Awdal. Somaliland
Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta ee G/Awdal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share